Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Culumada Kenya oo ugu baaqay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi in aysan u dabaal degin haddii maxkamadda caddaalada adduunka ay Soomaaliya u xukunto dhul badeedka la isku haysto Culumada Kenya oo ugu baaqay Soomaalida ku dhaqan dalkaasi in aysan u dabaal degin haddii maxkamadda caddaalada adduunka ay Soomaaliya u xukunto dhul badeedka la isku haysto. Sheekh […]

4th May 2025  admin  

Wasiirka Howlaha Guud ee Puntland oo la kulmay Wafdi ka socday Bankiga Adduunka Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Axmed Bashir Muuse ( Cirro) ayaa maanta kulan la qaatay wefdi ka socda Bankiga Adduunka, kaasi oo diiradda lagu saaray sidii loo dardar-gelin lahaa Mashruuca Somalia Urban Resilience Project II (SURP-II) oo […]

4th May 2025  admin  

Durdura Geel Baa Ku Jabay

4th May 2025  admin  

Axmed Macalin Fiqi “Waxa loo socdo maahan Ahlu-suna ee waa mashruuc siyaasadeed”

4th May 2025  admin  

Wasiirro, saraakiil ciidan iyo guddiga doorashada Puntland oo ka shiray amniga doorashada Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shir gudoomiyay kulan diiradda lagu saaray amniga doorashooyinka dawladaha hoose ee degmooyinka Eyl, Ufeyn iyo Qardho, kuwaas oo loo balansan in dhawaan la qabto. Shirka waxaa kasoo qeyb galay Gudoomiyaha Gudiga Kumeel Gaarka ah ee Doorashooyinka […]

4th May 2025  admin  

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kormeeray wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray wadada laamiga ah ee isku xirta Garoowe iyo Laascaanood oo uu ka socdo dib-dayactir lagu sameynayno. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa u kuurgalay sida shaqadu u socoto waxaana uu […]