Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Lamaane Digsi u kiraystay si uuna arooskoodu u baaqan Lamaane ka soo jeeda gobolka Kerala ee ku yaala Koonfurta Hindiya, ayaa habeenkii aqal galkooda waxa soo rogmaday daadad xoog leh oo kala xiray jidadkii magaalada. Lamaanaha oo aan doonayn inuu arooskoodu baaqdo ayaa u tegay Tambalka si ayugakiraystaan Digsi weyn oo ka mid ah kuwa […]

4th May 2025  admin  

Odayaasha Beesha Warsangeli oo ka hor yimid tacadiga ay SNM ku hayaan Beelaha Jareer Weyn iyo Digil Mirifle ee aan hubaysnayn , kana digay inaanay isku dayin inay Soomaali ku dhibaateeyaan magaalada Ceerigaabo ee la wada degan yahay

4th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliy ayaa kulan kula qaatay qasriga Madaxtooyadda Jubbaland Wafti ay hoggaaminayso kuxigeenka Wakiilka Qaramada Midoobe.

4th May 2025  admin  

Dumar iyo Caruur Soomaaliyeed oo sheegay in la kufsaday intaan la soo tarxiilin. Maleeshiyaadka SNM ee ka amar qaata Taani ayaa kufsigan gaystay

4th May 2025  admin  

Bahda Allsanaag waxay habnbalyo aan la koobi karin hawada u marinayaan Abshir Shiwac iyo Xaawa C/llahi Axmed Yusuf (Xawar) oo Meherkoodu ka dhacey Magaalada Badhan, Sanaag. Gurigiinu guri negi, wiil iyo caano, gabar iyo Caano. https://www.facebook.com/100000080873587/videos/4400110590109681/

4th May 2025  admin  

Waxaa la hareereyay kooxda Ahlu Sunna ee ku sugan magaalada Guriceel. Dagaal ogayaasha Ahlu Sunna ayaa diiday ineey qoryaha dhigaan nabaddana ay qaataan. Hadaba qaar ka mid ah dadka taageera kooxdan dagaalka soo qaaday ee Ahla Sunna ayaa doonaya in ay eeda dagaalka dusha uga tuuraan dawladda iyo maamulka Galmudug. Waxaa xaqiiq ah in dhiig […]