Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Wasiiro uu Ra’iisul Wasaaraha u xilsaaray abaaraha ka jirta Jubbaland oo la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Wefdi Wasiirro ah oo uu Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray arrinta abaaraha ka jira Jubbaland ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo. Wafdiga oo u kuurgalaya xaaladda abaarta ayaa la kulmay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo guddiga abaaraha ee […]

4th May 2025  admin  

Askarigii Somaliland ee dilka ka gaystay Yube oo Ceerigaabo lagu qarinayo iyo maamulkii uu ka tirsanaa oo aan ilaaka hadlin Allah ha u naxariistee Maxamed Siciid Cabdi, oo ay jir dileen markii danbena toogteen isaga oo aan hubaysnayn, hase ahaatee isku dayeyey inuu badbaadiyo gabar reer guuraa ah oo Askarta Somaliland ay doonayeen inay ku […]

4th May 2025  admin  

Urur Siyaasadeedka Kaah ayaa isku soo baxoodi ugu danbeeyey ka sameeyey Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal

4th May 2025  admin  

Gudoomiyaha Gudiga GKM ee Doorashooyinka Puntland TPEC iyo Taliyayaasha Ciidamada Difaaca Dowlada Puntland iyo Talyaha Booliska Puntland ayaa kawada hadlay Diyaar garowgii ugu danbeeyay doorashada hordhaca ee degmooyinka EyL, Qardho iyo Ufayn.Sidoo kale Shirkaas waxa sooxiray Talyaha Ciidamada Difaaca

4th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis xasan Maxamed Laftagareen, ayaa ammaanay heshiiska madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ay ka gaareen arrimihii ay isku hayeen, isagoo u mahadceliyay cid kasta oo kaalin ku lahayd heshiiskan.

4th May 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo gaaray heshiis ka kooban 4-qodob Kulan ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo iyo Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxmed Xuseen Rooble ayaa looga wada hadlay qodobadan: 1. Dardar gelinta howlaha Dooroshoyinka. 2. Xoojinta wadashaqeynta iyo dardar galinta Hay’adaha Amniga Qaranka. 3. Xallinta […]