Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

4th May 2025  admin  

Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland mudane Axmed Karaash iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa lagusoo dhaweeyay deegaannada Geeso-qabad iyo Xabley oo ka tirsan degmada Ufayn ee gobolka Bari. Madaxweyne ku-xigeenka iyo xubnaha golaha wasiirada ah ee safarka u wehliya ayaa dadka deegaannada kulan is xog waraysi iyo u kuur-galid ah la qaatay bulshada, isla markaana ka dhagaystay […]

4th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble Oo U Magacaabay Bashiiir Goobe Wasiiru Dowlaha Howlaha Guud Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa wareegto uu soo saaray maanta oo ay taarrikhdu tahay 23//10/2021 ugu magacaabay Bashiir Maxamed Jaamac (Goobbe) Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska, isagoo u rajeeyay in uu xilkiisa Eebbe u fududeeyo. Magacaabista […]

4th May 2025  admin  

Wasiirka Maaliyadda oo daahfuray shirka Wada-tashiga miisaaniyadda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta daah-furay Shirka Wadatashiga Miisaaniyadda Dowladda ee 2022-ka. Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay in Miisaaniyadda Qaranka loo qoondeeyay sanadka soo socda ay ka wanaagsan tahay sanadkii hore, marka la eego kororka dakhliga gudaha. Kulanka Wadatashiga Miisaaniyadda Dowladda ee […]

4th May 2025  admin  

Xildhiban Idiris Dhaqtar “Madaxweyne Farmajo iyo RW Rooble way iska warqabaan doorashana ma rabaan”

4th May 2025  admin  

Buundada Hong Kong-Zhuhai: oo ay sawirradeeda idiin muuqdaan waa buundada ugu weyn oo badda dusheeda marta oo dunida laga dhiso. Buundadan dhererkeedu yahay 55 km oo qayba ka mid ah badda hoosteeda la mariyeye waxay isku xireysaa Hongkong-Shiinaha ilaa Macaue, Furitaanka buundadana xilligi lagu waday waxay kaddib dhacday muddo labo sano ah.

4th May 2025  admin  

Faaqidaadda Toddobaadka: Heshiiska Farmaajo iyo Rooble