Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hortagaya in lagu takri-falo hantida dadweynaha, si musuq maasuq ahna loola wareego;Waxa uu mar kale soo saaray Xeerkan;

5th May 2025  admin  

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo qaabilay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan Wasiirka Wasaaradda Qorshyenta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Guddoomiyaha Guddiga Sare Hay’adda Istaatistikada Qaranka Mudane Asad Yuusuf Qanyare iyo Agaasimaha hay’adda Mudane Sharma’arke Faarax ayaa la kulmay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya Anders Thomes waxa uu cadeeyay […]

5th May 2025  admin  

Mohamoud Gaildon talked to us about the role Political entrepreneurs play in Somalia’s civil war

5th May 2025  admin  

US to Review Support for Elite Somali Military Unit https://t.co/8okIhBTMOc?amp=1

5th May 2025  admin  

Somali business owners in Ankara handed deportation orders in ‘harassment campaign’ https://t.co/SfeemyTNH9?amp=1

5th May 2025  admin  

Beesha Caalamka oo soo saartay qoraal ku aadan dagaalka Guriceel Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa sheegay inay ka walaacsan yihiin dagaalka ka socda Guriceel ee u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo Galmudug oo dhinac ah iyo maleeshiyada Ahlu-Sunna. Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa qoraal ay soo saareen ku sheegay in dagaalkan uu sababayo dhibaato bani’aadaminimo iyo inuu tubta […]