Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025 admin
Golaha Wasiirada Ethiopia ayaa ku dhowaaqay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay dalka oo dhan, taasi oo isla hadda dhaqan galeysa. Warbaahinta dowladda ee FANA ayaa sheegtay in xaaladda deg degga ah looga gol leeyahay in shacabka looga badbaadiyo “xasuuqa ay gaysanayaan” kooxda TPLF. Haddaba Xuseen Barre Aadan aayaa xaaladdan ka Khadka taleefonka […]

5th May 2025 admin
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dabdaan ee Soomaaliya oo hakiyay xibaannimadii Mahdi Guuleed Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dabdaan ee Soomaaliya ayaa bayaan uu soo saaray oo dhawaan la shaaciyay waxa uu ku sheegay inuu hakiyay ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah kursiga uu tirsigiisu yahay HOP#239. Guddiga ayaa sheegay inuu u soo dacwooday musharrax Xuseen Carab Ciise […]

5th May 2025 admin
Su’aaluhu waa badanyihiin, laakiin su’aal hore shacabka Puntland isu weydiiyeen baa ahayd “dimoqraadiyeynta Puntland iyo masuuliyiinta Puntland ee maanta isku meel ma u socdaan?” Waxay u egtahay in qayb jawaabta su’aashaas caawa la helay, waana wax aad looga xumaado in dawladda Puntland oo kahorimaaneysa dimoqraadiyadda curdanka ah ee ka hanaqaaday Puntland ay amar dood joojin […]

5th May 2025 admin
Boowe Miyaadan arag horta adigu, shaqada ka socota Puntland ?

5th May 2025 admin
Mucaaradka Ethiopia oo guulo sheegtay iyo Abiy oo baaq diray Laba jabhadood oo mucaarad ah oo dagaal kula jira dowladda dhexe ee Itoobiya ayaa Axaddii sheegay in ay la wareegeen gacan ku haynta magaalooyin. Dhinaca kalena, ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa ka dalbaday muwaadiniintu in ay hubka qaataan, oo ay dalka ka difaacaan kooxahan. […]