Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

7th May 2025  admin  

Maayarka Jigjiga “TPLF sidii ay Jigjiga u gumaysteen ayay Villa Soomaaliya u maamuli jireen, Hargeysana dadka ayay kasoo ugaarsan jireen.”

7th May 2025  admin  

Muxsin Cabdullahi Xaaji, oo kamid ahaa dadka barakacayaasha ee ku nool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa kusoo baxay doorashadii aheyd qof iyo cod ee golaha deegaanka ee dhowaan ka dhacday saddex degmo oo ka tirsan maamulka Puntland. Muxsin oo ku dhashay deegaanka Qalaafe ee dalka Itoobiya kaddibna waxbarasho u tagay dalka Kenya ayaa […]

7th May 2025  admin  

Odayaasha Dhaqanka iyo Gudidda U Qareemidda Dhismaha Guriga Martidda ee Magaaladda Midigale Oo Qurbajoogta Iyo Aqoonyahanka Gobolka Ugu Baaqay In ay Ka Qaybqaataan Dhismaha Gurigga.

7th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay Wakiilka Xoghayaha Guud ee QM ee Soomaaliya Mudane James Swan oo ay ka wada hadleen dardargelinta doorashooyinka dalka iyo taageerada farsamo iyo dhaqaale ee Beesha Caalamka. Rooble iyo James Swan ayaa isla gartay sida ay muhiimka u tahay in la dedejiyo howlaha doorashooyinka. Ra’iisul Wasaare Maxamedd […]

7th May 2025  admin  

Heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka oo la ansixiyay Guddiga wasaaradaha ee u xilsaaran kasoo talo bixinta iyo isla go’aaminta arrimaha kheyraadka ayaa si wadajir ah u ansixiyay heshiis ku saabsan hanaanka saami qeybsiga wax soo saarka dalka. Wasiirka Badtoolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa tallaabo […]

7th May 2025  admin  

Warbixin ku saabsan jaanka magaalada ceelaayo oo saamayn ku yeeshay isusocodka gaadiidka ama dadwayna ku safraya wadadaas