Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

8th May 2025 admin
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYIGA SOO NAQRAACAY, MISNA BIYO LA’AANTA AY KU SOO WAJAHDAY DEEGAAMADII AY SOO GAAREEN IYO GURMAD KOOBAN OO AY HELEEN? | MAXAMED KHALIIF DALJOOG AYAA SAFAR SHAQO KU TAGAY

8th May 2025 admin
Jaamacada bariga Africa ayaa shahaado sharaf ku doonsiisay weriye Mohamad Hassan Dhalo shaqada culus uu bulshada reer Puntland iyo guud ahaanba Soomaaliba uhayo guulayso Niyahow halkaa kasii wad Shaqada culusa hayso.

8th May 2025 admin
Hogaamiye Beeleedka Habar Jeclo Buur buurmadow ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada baydhabo ee caasimada koonfur Galbeed. Wafdi ka soo jeeda beesha habar jeclo uu hogaaminaayo Buur Burmadow ayaa Maanta gaaray Magaalada Baydhabo, waxaana Garoonka diyaaradaha Shaati Gaduud ku soo dhaweeyey odayaasha dhaqanka kgs,wasiiro, Xildhibaano katirsan KG iyo Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo. […]

8th May 2025 admin
Miyaa la is-barbar dhigi karaa doorashadii Puntland iyo tan SNM? Dr.Xasan Sheekh Cali Nuur “Puntland Hadii aysan iska difaaci laheyn Villa Somalia, kama dhici laheyn doorashooyinka Qof iyo Codka Ah, waana talaabo rabo in ay cashar ka barato Dolwadda Fedraalka”.

8th May 2025 admin
Wareysi: Madaxweyne Mustafe oo ka hadlay dagaalka Ethiopia Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo waraysi gaar ah siiyay idaacada VOA laanta Soomaaliga ayaa ka hadlay dagaalka waqooyiga Itoobiya ee haatan ku faafaya badhtamaha dalka. Madaxweynaha ayaa dhinaca kale waraysiga kaga hadlay amniga gobolka Soomaaliya iyo abaaraha jira. Weriyahayaga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa ayaa […]

8th May 2025 admin
DFS oo Dubai uga qeyb galeysa shir looga hadlayo Shidaalka Afrika Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabka waxaa maanta ka furmay shirka Africa Oil Week 2021, kaas oo anadkaan ay marti gelisay dowladda Imaaraadka. Mas’uuliyiin ka socota dowladda federaalka Soomaaliya ayaa gaaray Dubai si ay uga qeyb galaan shirkaas. Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee […]