Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2025  admin  

Kulan ay maanta isugu yimaadeen Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo Xubnaha Midowga Musharaxiinta ayaa wax ay uga wada hadleen arimaha doorashooyinka dalka . Midowga Musharaxiinta ayaa walaac weyn ka muujiyay daahfurnaan la’aanta ka jirta doorashooyinka dalka ka soconaya iyo sida aaney raali uga noqon karin habka ay iminka wax u socdaan. Ra’iisul Wasaaraha ayaa Madaxda Musharaxiinta […]

11th May 2025  admin  

Kursigii Jawaari loo diiday ee HOP#103 oo ay doorashadiisu Baydhabo ka dhacday ayna u wada tartamayeen Maxamed Cali Xasan oo ah Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud Koonfur Galbeed ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada KG iyo Mukhtar Cali Ibraahim ayaa waxa ku guulystay Maxamed Cali Xasan

11th May 2025  admin  

Ninkii Sarac gurtaa Sareedo hayee, Baayeey Sahrooy igu soo dhowoow

11th May 2025  admin  

Hoos ka dawo Markabkii ugu horeeyey ee ku soo xirta dekadda Garacad Sawirada hoose waxa qaaday Bulshaawi

11th May 2025  admin  

Canada oo xayiraad ku soo rogtay duulimaadyadii ugu imaan jiray dalal Afrikan ah Waddanka Canada ayaa ka mid noqotay dalalka xayiraadda kusoo rogay dhowr dal oo Afrikaan ah oo uu ugu horreeyo dalka South Africa, kadi markii uu ka dillaacay nooc cusub oo xanuunka Covid19. Masuuliyiinta Canada ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu […]

11th May 2025  admin  

Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo lagu eedeeyay dilka laba ciyaaryahan BELED-XAAWO —  Askari ka tirsan ciidanka dowlada ee kusugan magaalada Beled-xaawo lagu eedeeyay inuu dilay laba ka tirsan ciyaartooyda magaaladas, kaddib markii uu rasaas ku furay garoon ay ku ciyaarayeen. Labada wiil ee geeriyooday ayaa ahaa dhalinyaro magalada laga yaqaano oo lagu kala magacabi […]