29th March 2024  admin  Category :

Canada oo xayiraad ku soo rogtay duulimaadyadii ugu imaan jiray dalal Afrikan ah

Waddanka Canada ayaa ka mid noqotay dalalka xayiraadda kusoo rogay dhowr dal oo Afrikaan ah oo uu ugu horreeyo dalka South Africa, kadi markii uu ka dillaacay nooc cusub oo xanuunka Covid19.

Masuuliyiinta Canada ayaa sheegay in tallaabadan ay tahay mid lagu badbaadinayo bulshada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*