Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th May 2025 admin
Jabhadda Falaagada ah ee Tigreey ayaa sheegtay in beesha Warsangeli ay ku jebiyen dagaalkii ay kula jireen dalkooda Itoobiya , beeshaas ayaa ka mid ah beelaha uga tirada badan ee dagan dalalka Eritrea, Ethiopia iyo Jabuuti. Dalalkaas qarkood ayeey ku leeyihiin madaxda ugu saraysa https://allsanaag.com/saldanadda-afrika/ https://allsanaag.com/saldanadda-afrika/ https://allsanaag.com/beesha-warsangeli-iyo-jabuuti/

12th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa sheegay in Cadaaladda la horgeyn doono Eedeysanaasha loo heysto falalka dilka ah ee saddexda muwaadin. “Waxaan xanuunka iyo murugada la qeybsanayaa una tacsiyeynayaa qoysaskii ay geeriyoodeen Allaha naxariistee dhallinyaradii xalay iyo galabta lagu dilay Muqdisho ee Sakariye Maxamuud Xuseen, Sowda Maxamuud Xuseen iyo Mahad […]

12th May 2025 admin
Munaasabadda Shaacinta Caleema Saarka Garaad Maxamed Garaad Cabdilaahi Cali Ciid Ayaa 30ka Bishan 12aad lagu qabanayaa Magaaladda Midigale ee Gobolka Sanaag.Shirwaynahan Muddo Ka Socday Magaaladda Habarshiro ayaa Lasoo Gebagebayey Qodobaddana Laga Soo Saaray.

12th May 2025 admin
Buuraha Calmadow oo laga smaystay Warshado Dahabka sameeya Buuraha Barakaysan ee Calmadow, ee waqtiyada danbe aan u baahnayn Baasaboor lagu soo galo haddii Afrika lagaa keenayo si aad u bililiqaysato iyo cid aad amar ka qaadanayso sidaad ka yeelayso Buurahaad haddii aaf Beer iyo Baydhabo ka imanayso ayaa hadda waxa laga samaystay Warshado Dahab ah […]

12th May 2025 admin
Beelaha Cali Salebaan Oo ka Shiray Xaaladda Amni ee Magaalada Bosaso

12th May 2025 admin
Wiil Iyo Gabar Walaalo Ah Oo Caawa Lagu Diley Magaalada Muqdisho Wiil iyo gabar walaalo ah oo la kala oran jirey Zakariye Maxamuud Kalafoge iyo Sowdo Maxamuud Kalafoge ayaa caawa lagu diley bartamaha magaalada Muqdisho kadib markii uu rasaas ku furay Mooto Bajaaj ay saarnaayeen askari ka tirsan ciidamada dowlada. Wararka ayaa sheegaya in wiilka […]