Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2025 admin
Diyaaradda Ethiopian Airline oo markii ugu horeysaya CARGO ka qaaday Puntland

13th May 2025 admin
Qabyaaladeynu Duugnay…Dabadhilif Qabyaaladeynu Duugnay…Dabadhilif

13th May 2025 admin
Musharax xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la qaatay bulshada qaybaheeda kala duwan ee degmada Dhahar ee xarunta gobolka Hay’land. Musharrax Libaaxe ayaa u tartamaya kursiga tirsigiisu yahay HOP169 ee hadda uu ku fadhiyo Xuldhibaan Jamaal, kaas oo laga soo doorto Degmada Dhahar ee gobolka Hayland.

13th May 2025 admin
In ka badan 70 qof ayaa ku dhintay duufaan ku dhifatay lix gobol oo Mareykanka ah, gaar ahaan gobolka Kentucky, taas oo sidoo kale bur-burisay guryo iyo goobo ganacsi, sida ay Sabtidii sheegeen saraakiisha laga doorto gobolladaas. Tobaneeyo qof ayaa laga cabsi qabaa in ay ku dhinteen warshad shumaca sameysa oo ku taal galbeedka Kentucky, […]

13th May 2025 admin
Muxuu guddoomiye Cirro ka yiri eedeymaha mar kale loo jeediyay guddiga doorashada?

Galmudug oo ka hadashay dagaal khasaare gaystay oo ka dhacay inta u dhaxaysa Balanballe iyo Guriceel
13th May 2025 admin
Dowlad goboleedka Galmudug ee Soomaaliya ayaa sheegtay in awooddeeda oo dhan ay isugu gayn doonto sidii loo joojin lahaa dagaal maalmo ka socday inta u dhaxaysa deegaannada Balanballe iyo Guriceel ee maamulkaasi. Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhimatay in ka badan 10 kalana waa ay ku dhaawacmeen dagaallada deegaankaasi ka socda. Wasiirka warfaafinta dowlad […]