Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025  admin  

Kaalmaha Shiidaalka Boosaaso ayaa safaf dhaadheer waxa ugu jira shacabkii Boosaaso oo ka baxsanaya Xabbada Agaasimihii diiday xil ka qaadista

14th May 2025  admin  

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda magaalada Boosaaso- Weriye Maxamed Xasan Dhalo ayaa ka warramaya.

14th May 2025  admin  

Siyaasiyiinta Beesha Majeerteen oo ku baaqay baaq nabadeed.

14th May 2025  admin  

Dagaal Culus oo Saaka Kasoo Cusboonaaday Boosaaso

14th May 2025  admin  

Maamul goboleedka Puntland ayaa ku dhowaaqay xabbad-joojin ka dhaqan gasha magaalada Boosaaso oo tan iyo shalay dagaal uu ku dhexmaaya ciidamada maamulka iyo kuwa gaarka ah ee PSF. Dagaalladan ayey ku dhinteen in ka badan 14 qof, iyo tobannaan kale oo ku dhaawacantay, waxaana ka dhashay baakac xaafadaha qaarkood. Xabbad joojinta waxaa ku dhowaaqay Wasiirka […]

14th May 2025  admin  

Kulankan ayaa labad dhex waxa ay ugaga wadahadleen sii xoojinta xiriirka iskaashi ee taariiqiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Talyaaniga. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya Mudane Cabdisiciid ayaa waxa uu heshiis is-afgarad ootaariikhi ah kula saxiixday magaalada Rome Mr.Minniti oo ka socday hay’ada fondazionemedor iyadoo uu heshiiskaas goobjoog ka ahaa […]