Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025 admin
Beesha Cismaan Maxamuud ee hadda Puntland xukuntaa ma horseedi doonaan burburka Puntland SIDA BURBURKII BILABMAY 1969 Dhamaadkii sanadkii 1969, markii la dilay Allah ha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa isla habeenkiiba sheegtay inuu Soomaaliya madaxweyne ka yahay Allah ha u naxariistee Muuse Boqor oo ka soo jeeday beesha madaxweynaha geeriyooday. […]

14th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada ayaa sheegay in qabsoomidda doorashadu ay tahay xalka kaliya ee dalku uga bixi karo xaaladda adag, isagoo hay’adaha amnigana faray in ay ammaanka dalka sugaan. Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada […]

14th May 2025 admin
Shan caruur ah oo walaalo ah ayaa ku geeriyooday duqaynta Boosaaso. Siidoow Saciid, Allah samir iyo iimaan ha ka siiyee, ayaa shan caruur ah uu dhalay waxa dilay madfac ku soo dhacay gurigii ay kaga noolaayeen degmada Boosaaso. Siidoow ayaa ka mid ahaa dadkii u soo shaqo tegay dekedda Garacad ee gobolka Mudug. Sadexddii habeen […]

14th May 2025 admin
haweeyay duleedka magaalada Garoowe Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan. Hay’adda PDRC oo maalmahan kulamo ay uga socdeen bulshada rayidka ah ee Puntland iyo waxgaradka, ayaa dadaal loogu jiray sidii loo u qaboojin lahaa xiisadaha ka taagan magaalada Boosaaso, iyadoo guddi loo saaray arrintan ay ugu baaqeen odayaasha dhaqanka inay door ka qaataan nabadaynta,

14th May 2025 admin
Baaq: Xabad joogin iyo wada xaajood ku aadan mashaqada Boosaaso. Gollaha Qurbajoogta Puntland (PDF) wuxuu aad uga xunyahay dagaalka ka dhacay Xarunta Ganacsi ee Puntland ee Boosaaso. Golluhu wuxuu ka tacsiyaynaynaa dhamaan cidii ku wax yeelowday dagaalkaasi, cidii ku dhimatayna naxariis Eebe u rajaynayna, cidii ku dhaawacantay ciidan iyo shacabna u rajaynayna inuu boogaha Eebe […]

14th May 2025 admin
Ina Diyaano oo madaafiic ku garaacay xaafadaha Boosaaso si wada hadalka iyo nabadaynta loo soo dedejiyo