Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025  admin  

Qoyska Ikraan Tahliil ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ugaga hadleen mowqifkooda ku aadan Xafiiska Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada qalabka sida 21kii November 2021,waxana ay sheegeen in xeer ilaaliyaha maxkamada ciidamada uusan awood u lahayn inuu xiro dacwad ka furan maxkamad. Qoyska Ikraan;”Awood Uma Lahan Xeer Ilaaliyaha Inuu Xiro Kiis Ka Furan Maxkamad” Qoraal […]

14th May 2025  admin  

Dowladda Hoose ee degmada Bosaaso oo Cunooyin iyo biyo u qaybisay dadkii ka barakacay magaalada Bosaaso.

14th May 2025  admin  

Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed  ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo. Kuraasta ay Jubbaland doorashadooda qabaneysa oo ah kuwii ugu horreeyay ee Golaha Shacabka ee degaan doorashadoodu tahay Jubbaland ayaa waxaa kujira laba dumar ah, waxaana lixda kursi ay kala yihiin. 1: HOP 082 […]

14th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay hirgalinta Xarunta Sare ee IGAD ee u adkeysiga aafooyinka iyo ilaalinta deegaanka oo IGAD ay Muqdisho ka furatay. Xaruntu waxay taageeri doontaa hirgelinta qorshaynta khataraha cimilada ee dalalka gobolka ee ku bahoobay IGAD. Ra’iisul Wasaaraha Xumaadda Federaalka Soomaaliya  Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi […]

14th May 2025  admin  

Ciidanka PSF intii ay jireen waxaa Puntland soo maray madaxeeynayaal kala duwan, waxaana madaxweeyne kasta uu kaga tagey iyaga oo meeshooda jooga. Hadaba ciidanka PSF ayaa ah ciidan ay maalgeliyaan dawladda Mareeykanka, waana kuwo ka madaxbannaan ciidanka kale ee hoos taga Puntland. Dalka Soomaaliya waxaa ka jira ciidamo kale oo ay samaysteen dawladdo shisheeye. Guud […]

14th May 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee la Socodka Cimilada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga kaga jaray Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee La-socodka Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo khudbad ka […]