Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

14th May 2025  admin  

Ma saxbaa sawirka laga bixinayo dagaalkii ka dhacay magaalada Boosaaso? Dagaalkii maalmihii ina soo dhaafay ka socday magaalada Boosaaso ee xarunta goboolka Bari. ee sababtiisu ahayd agaasimihii haystay ha’yadda lacagta badan ee la dagaalanka argagixisada, laguna magcaabo maxamuud Diyaano, oo ay xilkaas uga horeeyeen walaalkiis iyo aabihiis, ayaa siddii uu ku bilaabmay si ka duwan […]

14th May 2025  admin  

14th May 2025  admin  

Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raaji’un! Allah u naxariisto Sheikh Mohamed Adam, oo ahaa Imaamkii Masaajidka Abu- Hureyra ee magaallada Columbus ee dalka Maraykanka oo la raadinayey, kana maqnaa gurigiisa labo cisho ayaa hadda maydkiisa la helay “Markii uu soo laaban waayey, xaaskiisa ayaa wacday balse marna kama uusan jawaabin taleefonkiisa. Qof kasta wuxuu isku […]

14th May 2025  admin  

Boqor Burhan shalay wuxuu ahaa Qaran dumis maanta waa Boqorkaygii

14th May 2025  admin  

Waa sidee xaaladda barakacayaashii ka yimi Bosaaso?

14th May 2025  admin  

De Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo caawa ka hadlay xaaladda Boosaaso ayaa ballan-qaaday in dowladdu aqbalayso xalka nabadda Boosaaso, xabad dambe aysan dhici doonin.