Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

Maxaa ka soo Baxay shirka nabadaynta iyo dib u heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmartay deegaanka Saax-maygaag oo ka furmay Hadhwanaag. Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland oo guddi u magacaabay hubinta iyo kormeerka go’aanka Shirkii nabadaynta ee maanta ka qabsoomay deegaanka Hadhwanaag ee lagu go’aamiyey xabad joojin iyo kala rarista ciidan beeleedyada ku diriray […]

16th May 2025  admin  

Dowladda Puntland ee Soomaaliyeed waxay soo dhoweynaysaa tallaabada uu Ra’iisal Wasaarahaha XFDS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dib-ugu-saxayo siyaasadda arrimaha dibadda iyo xiriirka diblumaasiyadeed iyo iskaashi ee Soomaaliya la leedahay adduunka intiisa kale. Waxaan boggaadineynaa garowsiyaha iyo raallingelinta Ra’iisalwasaaruhu ka bixiyey khaladkii April 2018 lagula kacay Dowladda aynu walaalaha nahay ee Imaaraadka.Dowladda Puntland waxay Dowladda Imaaraadka […]

16th May 2025  admin  

DF Soomaaliya oo Imaaraadka ka raalli gelisay, dibna ugu celineysa lacagtii ay kala wareegtay 2018 Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dowladda Imaaraadka ka raalli galiyay dhacdadii loogala wareegay lacag bishii April ee 2018. Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in dadka Soomaaliyeed ay Dowladda Imaaraadka ku soo dhaweenayaan niyad furnaan. “waxaan rabaa halkaan in aan […]

16th May 2025  admin  

Dagaal qasaare xoog leh lagu gaar siiyey al shabab oo ka dhacay deegaanka Baxdo ee gobolka galgaduu Maleeshiyaad katirsan al shabab ayaa saaka weerar u soo qaaday shacabka ku nool deegaanka Baxdo ee gobolka Gaduud dagaal qasaaro badan uu u gaaray argagixisada Dagaal saaco badan qaatay ayaa gudaha deegaanka Baxdo ku dhexmaray al shabab iyo […]

16th May 2025  admin  

Shirka Golaha wadatashiga Qaranka oo jawi wanaagsan ku socda maalintii 4-aad

16th May 2025  admin  

“Ugaasnimada dhaxal uma helin ee tolkeygaa Dagoodiye ayaa ii doortay” Ugaas, Garaad, Malaaq IWM marka aad maqasho waxaa kugu soo dhacaya nin ama ruux lab ah oo beeshiisa u ah oday dhaqameedka ugu sarreeya. Kaalintaas waxaa muddo dheer lagu yaqaannay ragga, laakiin toddobaadkan ayaa haweenka mid ka mid ah beelaha dega gobolka Waqooyi Bari Kenya […]