Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

Warbaahinta Qaranka oo Cunaqabatayn ku haysa Madaxweynaha Soomaaliya Wareegtddii ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya ee Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku xanibay lacagtii sida sharci darada ahayd Imaaraadku u soo geliyeen daka Soomaaliya sanadkii 2018, ayaa haba yaraatee meelna looga soo qorin warbaahinta ku magcaaban warbaahinta Qaranka Soomaaliyeed. Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed (SONNA), Somali National Television […]

16th May 2025  admin  

Ra’iisal Wasaare Rooble, Siciid Deni iyo Ahmed Madoobe ayaa shirkii dhammaa ee looga hadlayey arrimaha doorashada waxeey u beddaleyn mid amniga ku soo ururay. Waxaana shirkii oo dhan lagu soo koobay in ra’iisal wasaaraha la yiraahdo halagu wareejiyo amniga guud ee dalka.   Waxaa la is weeydiinayaa sababta uu ra’iisal wasaaruhu uu u rabbo in […]

16th May 2025  admin  

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmajao iyo Janaraal Saadaq Cumar Xasan ‘Joon’ ayaa caawa ku kulmay xarunta madaxtooyada Soomaaliya sideed bilood kadib markii uu madaxweyne ka xayuubay janaraalka dhamaan darajooyinka ciidan. Sarkaal sare oo ka tirsan xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in kulanku uu yimid kadib codsi ka yimid Janaraal Saadaq Joon oo beryahan dambe […]

16th May 2025  admin  

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo dib uga bilaawday Muqdisho Waxaa caawa magaalada Muqdisho dib uga bilaawday shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kadib maalin nasiino ah oo madaxdu ay kala maqnaayeen. Xafiiska Ra’iisul wasaaraha oo war kooban ka soo saaray ajendaha shirka caawa ayaa shaaciyey in laga hadli doono ‘dhammeystirka, hufnaanta iyo amniga doorashooyinka dalka. “Madaxda Golaha […]

16th May 2025  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku faray Guddoomiyaha Bangiga Dhexe ee Dowladda in aan sifo sharci darro ah looga saari karin Khasnadda Dowladda lacagta sida sharci darrada ah lagu soo geliyey dalka ee Hay’adaha Ammaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ku qabteen Garoonka Aadan Cadde 8-dii Bisha Abriil […]

16th May 2025  admin  

Muqdisho, 07, Janaayo, 2022-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta hoygiisa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Danjire Maxamed Axmed Cuthmaan, Safiirka Dowlada Imaaradka Carabta u qaabilsan Soomaaliya.Madaxweynaha ayaa Dowlada Imaaradka Carabta uga mahad celiyay gurmadkii ay ka gaysteen abaaraha ka jira Jubaland iyo guud ahaan Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay talaabada […]