Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

16th May 2025  admin  

Waa loo dhashaa Wadani Waa loo dhashaa Wadani

16th May 2025  admin  

Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo wafdi u hogaaminaayo ayaa Booqday Dhismaha Xaafada Cusub ee Guryasamo oo dhismaheedu ka socdo Galbeedka magaalada Bosaaso.

16th May 2025  admin  

Barkacayaal ay Alshabaabku ka soo barakiciyeen Buurha Cal madow ayaa Dib-udejin loo sameeyey Maamulka Degmada Badhan oo Dib-udejin usameeyey Qoysas Hore ugasoo Barakacay Deegaanka Markad ee Buurta Calmdaw Ayaa Dawlada Puntland iyo Hay’adaha Samafalka ugu baaqay inay Ka caawiyaan Adeegyada Nolosha oo aysan weli Helin

16th May 2025  admin  

Akhriso Warmurtiyeedka Shirka Gollaha Wadatashiga Oo So Gabagaboobay Qodobada ugu muhiimsan ee laga soo saaray shirkan ayaa ah in doorashada Golaha Shacabka in lagu soo gabagabeeyo 15 Janaayo illaa 25 Febraayo.Halkan ka aqriso war murtiyeedka laga soo saaray shirka Golaha Wadatashiga Qaran; 1- Ka hor inta aan la qaban Doorashada kursi kasta ee Golaha Shacabka […]

16th May 2025  admin  

TweeterKII ay lahaayeen hey’adaha dowladda ayaa lagu soo qory in Cayayaanka Baraha Bulshada oo loola jeedo taageerayasha Farmajo ay ka halis badan yihiin Covid 19 Bartan Twitter-ka ayaa lagu baahin jiray wararka iyo warbixinadii ugu dambeyay ee dadka u dhinta iyo kuwa uu soo rito xanuunka Corona Virus. Tweeter ay lahaayeen hey’adaha dowladda ama dad […]

16th May 2025  admin  

Saacadihii la soo dhaafay, waxaa si weyn baraha bulshada ee ay Soomaalida ku wada xiriirto loogu baahiyay muuqaal si bani’aadannimada ka baxsan loogula dhaqmayo gabar shaqaale ah oo lagu tilmaamay inay tahay Itoobiyaan. Laba dumar ah oo ku nool deegaan Soomaaliyeed oo aan ilaa hadda si dhab ah loo aqoonsan ayaa wax aan la daawan […]