Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Puntland oo shaaciyey Odayaasha iyo Bulshada Rayid soo xuleysa kuraasta kala ah

17th May 2025  admin  

Beesha Isaaq: Soomaali uma baahnin Beesha Isaaq oo joojineysa’ AF Soomaaliga iyo wada-hadalladi dowladda federaalka Beesha Isaaq ayaa sheegtay inay joojin doonto wada-hadallada kala dhexeeya Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, iyadoo sabab uga dhigtay inaanay madaxda Soomaaliya diyaar u ahayn inay midho dhalaan wada-hadalladu. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee jabhadda SNM. Ciise Kayd Maxamud ayaa wareysi uu […]

17th May 2025  admin  

XFS oo ka laabatay go’aankii ONLF iyo Qalbi-Dhagax argagixisada loogu aqoonsaday Kadib markuu ogaaday in Dastuurka Ku Meel-gaarka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qodobkiisa 36aad uu mamnuucayo in qof loo dhiibo dal kale haddii aanu jirin heshiis si cad u fasaxaya isu-dhiibista, qofka la dhiibayana aan eed lagu soo oogin ama aynan maxkamadi xukumin, isla […]

17th May 2025  admin  

Muxuu Abiy Axmed u dhisayaa Ciidamada Badda, xagguuse ka heli rabaa saldhig badeed? Itoobiya oo ah waddan aan lahayn wax bad ah ayaa sannadihii lasoo dhaafay ku howlanaa dhismaha ciidamada badda, kuwaasoo laga leeyahay ujeeddooyin muhiim ah. Tan iyo horraantii 1990-meeyadii, Itoobiya ma lahayn ciidamo badeed oo shaqeeya, inkastoo waddanka uu horay u lahaa awood […]

17th May 2025  admin  

Wasiir hore oo sheegtay inay xilkeeda ku weysay ‘Muslimnimo’ Wasiir British ah Nadhim Zahawi ayaa maanta ku baaqday baaritaan lagu sameeyo arrinta ay sheegtay xildhibaan kala tirsan xisbiga Conservative-ka, oo ah inay xilkeeda wasiirnimo ku weysay inay tahay Muslim, taasi oo cadaadiska kusii kordhineysa dowladda. Nusrat Ghani, oo 49 jir ah, ayaa laga qadaay xilka […]

17th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada Puntland ku qaabilay Xildhibaanada cusub ee loo doortay shalay in ay Puntland ku metelaan Golaha Shacabka JFS. Madaxweynaha ayaa u hambalyeeyay Xildhibaanada cusub wuxuuna u rajeeyay in alle u fududeeyo masuuliyadda loo doortay.’