Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa maanta booqasho ku tagay caasimada dowlad deegaanka Soomaalida ee magaalada Jigjiga. Ra’iisal Wasaare Abiy ayaa ballan qaaday in dowlada faderaalka Ethiopia ay kaalinteeda ka qaadan doonto wax ka qabashada abaarta ka jirta gobolka.

17th May 2025  admin  

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Norway oo ka wada hadlay iskaashiga Labada Dal Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo Talaado ah khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Norway Marwo Anniken Huitfeldt. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka […]

17th May 2025  admin  

Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa raadinaya in ay ka go’aan dalka Soomaaliya intiisa kale. Hase ahaatee, ma jiro hal dal oo xiisa badan u qaba goosashada beeshan. Hadaba, waxaa jira shaqsiyaad ka mid ah maamulka Hargeeysa oo leh “waxaa noogu wacan aqoonsi la’aanta waa Islaamnimadda, meesha qaar kallana ay leeyihiin aqoonsi la’aanta waxaa noogu wacan waa […]

17th May 2025  admin  

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, waxaana la badalay Donald Yamamoto oo Soomaaliya ka howlgalayay tan iyo bishii July, 2018 oo madaxweynihii hore, Donald Trump u soo magacaabay. Safiirka cusub, wuxuu Mareykanka u qaabilsanaa dalka Jabuuti. Larry Edward André, Jr ayaa Jabuuti loo diray horraantii sannadkii 2017-kii. Haddaba Waa kuma? […]

17th May 2025  admin  

Soomali Lagu Qabatay Lacag Gaareeyso 240 million dollar oo loogu talo galay in caruurta dan yar tahay lagu quudiyo. Lagtan laga dhacay Caruurtii baahnayd ayaa laga dhisto guryo malaayiin doolar ah https://www.kare11.com/article/news/crime/feeding-our-future-under-federal-investigation-for-alleged-misuse-of-funds/89-2ff1a8b4-1535-4031-8a26-faf21e151fce

17th May 2025  admin  

ONLF oo ka hadashay go’aanka xukuumadda Soomaaliya Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta ka laabtay go’aankii uu golaha 2017 ku gaaray in ururka ONLF loo aqoonsado urur argagixisio, wuxuuna sidoo kale sheegay inay khalad aheyd in Cabdikariin Muuse Qalbi-Dhagax loo dhiibo dowladda Ethiopia.