Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

17th May 2025  admin  

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Itoobiya, Mudane Abdullahi Ahmed Jama Ilka jiir oo xoojinaayo taageerada loo raadinaayo xubinnimada Golaha Amniga ee Midawga Africa ayaa maanta la kulmay Safiirada Dalalka Seychelles, Tunisia iyo Safiirada Ururka Jaamacada Carabta ee Wadamada Afrikaan ah ee qaabilsan Dalka Itoobiya, Midawga Afrika iyo Ururka Dhaqaalaha Qaramada Midoobay ee Afrika. Safiirka ayaa la […]

17th May 2025  admin  

Waare: “Ciidanka la geeyey Beledweyne waxaa lagu boobayaa doorashada” Madaxweynihii hore ee maamul goboleedka HirShabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku tilmaamey ciidamada maanta gaarey magaalada Beledweyne in ay yihiin kuwo la doonayo in doorashada lagu boobo. .

17th May 2025  admin  

17th May 2025  admin  

RW Rooble oo la shiray Mahdi Guuleed iyo Cabdi Xaashi Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa manta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed. Qoraal ka soo baxay xafiiska Raii’sul wasaaraha ayaa lagu shaaciyey in lagu dhammeeyay madmadowgii soo kala dhex […]

17th May 2025  admin  

Gudoomiyaha gobolka Sanaag, duqa degmadda Badhan iyo Taliyaha qaybta Booliska, oo kormeer ku tagay Deegaano hoostaga magaaladda Ceelbuh ayaa Biyo iyo raashin gaarsiiyey Dadka Xoolo dhaqatada ah ee horay uga soohayaamay Gobolada Mudug, Sool iyo Bari ee Xiligan ku sugan Gobolka Sanaag.

17th May 2025  admin  

Maxay tahay ahmiyadda ay dekedda Saylac u leedahay Itoobiya? Magaalada Seylac waxay ka mid tahay magaalooyiinka qadiimiga ah ee leh taariikhaha fog. Magaaladan ayaa ah magaalo xeebeed ku taalla goob istaraatiji ah . Seylac ayaa ku taalla gobolka awdal ee jamhuuriyada iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland. Hadaba waxaa muddooyiinkii u dambeeyay soo baxayay warar […]