Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Qarax dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Boosaaso Saddex qof ayaa ku dhinatay tiro ku dhaw toban qof oo kalena waa ay ku dhacwmeen qarax gabal agaabdkii maanta ka dhacay goob mehrad ah oo ku taalla magalada Boosaaso. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa fadhiyey dad isugu jira askar iyo shacab

18th May 2025 admin
Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo bayaan wada jir ah soo saaray 1. Kaddib marki lai soo-dhoweeyay wafdiga Midowga (AU), Qarammada Midoobay (UN) iyo Midowga Yurub (EU) dooddaha farsamo ee Kooxda Afarta Xubnood ah (Quartet) iyo wadahadallada la qabtay 28ka Janaayo 2022 ilaa 9ka Maarso 2022 ee horumarinta Fikirka Hawlgallada (CONOPs), Warbixinta Wadajirka ah (Joint Report), […]

18th May 2025 admin
Dowladda gobolka Cafarta ee Itoobiya ayaa sheegtay in dad ka badan 300,000 oo qof ay ku barakaceen dagaalladii halkaas ka socday tan iyo bishii December, waxayna ku eedeysay ciidammada Tigrayga inay dil iyo dhac u geysteen dad rayid ah. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in dagaalka ka socda Canfarta uu xannibay raashin la geeyn jiray gobolka […]

18th May 2025 admin
Qadar Airways waa shirkadda dulimadyadda qaranka Qadar islamarkaasina kamid ah shirkaddaha dulimadyadda guulaha waaweyn ka garay caalamka. Hawlgalladadeeda waxay bilowdeen sanadkii 1994-kii markii ay shirkaddu ahayd mid aan awood badan lahayn oo u adeegta gobollo kooban, waxaana lagu bilaabay labo diyaaradood. Diyaaradan ayaa dib loo casriyay sanadkii 1997-dii, iyadoo markaasi la fulinayo amarka Amiirka Aabaha […]

18th May 2025 admin
Dowlad xaq ma u leedahay dolwad kale inay tiraahdo waxaan kaa joojiyay socdaalka guud ahaan, xilli Mareykanka uu xayiraad dhinaca socdaalka ah ku so rogay Masuuliyiin katirsan Soomaaliya.

18th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowladda Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Muxamed Saalix Almuwalad, oo ay ka wada hadleen xiriirka soo jireenka ah ee labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii horumarin lahaa. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha iyo Danjire Muwalad, […]