Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Madaxweynihii hire Cabdi Iley oo diiday in maxkamad la hor-geeyo,Muxuuse dalbaday? Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaali Galbeed Cabdi Maxamuud Cumar (Cabdi Iley) ayaa diiday in mar dambe uu hortago maxkamadda gacanta ku haysa kiiska dacwadaha loo heysto. Cabdi Iley waxaa la xiran xubno kale oo Soomaali ah, kuwaas oo ka hoos shaqeyn jiray mudadii […]

18th May 2025 admin
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa khadka telefoonka wada hadal kula yeeshay dhiggiisa dalka Turkiga Mudane Mevlut Cavusoglu, iyaga oo ka wada hadlay adkaynta cilaaqaadka dhow ee labada dowladood iyo labada Shacab ee walaalaha ah. Labada wasiir ayaa […]

18th May 2025 admin
Allah ha u naxariistee Axmed Cabdi laangadhe, duqii hore ee degmada Laascaanood lixdameeyaddii ee geeriyooday ayaa maanta lagu aasaay magaaladaas

18th May 2025 admin
Ciidanka Puntland iyo Dadqalatooyinka alslhabaab ayaa habeenkii xalay dagaal ku dhex maray degaanka Milxo ee degmada Laasqoray. Dagaalkan ayaa looga dilay Dadqalatooyinka alshabaab laba ka mid ah Maleeshiyadkooda. Isla maanta degaanka udhaxeeya Shidan iyo Lasqoray waxa lagu qabtay gaari gurmad ah oo ka yimid galbeedka oo ka mid ah kuwa taageera Alhabaabka

18th May 2025 admin
Togga Dhugtire ee calcad ee hoostaga Magaalada taarikhiga ee LaasqorayTogga Dhugtire ee calcad ee hoostaga Magaalada taarikhiga ee Laasqoray Togga Dhugtire ee calcad ee hoostaga Magaalada taarikhiga ee Laasqoray

18th May 2025 admin
Maxaynu ugu kala qaybsanahay la dagaalanka argagixisada Alshabab? Duulaankii ay argagixisada alshabaab ku soo qaadeen degaanka Milxo ee degmada Laasqoray , oo ay ku doonayeen in beelaha Warsangeli qaarkood ay hub ka dhigis ku sameeyaan ayaa waxay banaanka keentay in maamulka Puntland iyo qaar ka mid ah beesha Warsangeli ayna doonayn in argagixisada laga sifeeyo […]