Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th May 2025 admin
Gabar Soomaali ah oo lagu dilay Kuala Lumpur Allah ha u naxariistee gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Dahabo Cumar ayaa la sheegay in Axaddii shalay lagu dilay magaalada Kuala-lambur ee caasimadda dalka Malaysia.

18th May 2025 admin
Waxaan goor dhow soo gaaray Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde Shaxnadii seddexaad oo ka timaada Dowladda Imaaraatka Carabta. Waxaana ka guddoontay Wasiirka Gargaarka iyo Mareeynta Musiibooyinka Dowladda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye. taas oo loogu talagalay dadka ay Abaaraha ku Saameeyeen dalka. “Dowladda Imaaraatka waxaan uga mahadceliyay doorkooda ku aadan xaaladdaha Bini’aadanimo ee dalka ka […]

18th May 2025 admin
Cabdiraxmaan Cabdishakuur Oo Loo Doortay Xildhibaan Golaha Shacabka Ah Hogaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku soo baxay kursiga tirsigiisu yahay 138 ee ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Cabdiraxmaan oo la sii saadaaliyay inuu ku soo bixi doono kursigan ayaa waxaa kula qornayd gabar lagu magacaabo Naciimo Xuseen Cali oo aan saaxadda […]

18th May 2025 admin
Ukraine oo codsi aan laga fileyn u dirtay Ruushka Ukraine ayaa codsatay inay kulan la yeelato Ruushka iyo dalal kale oo ka tirsan guddiga ammanka Yurub, si looga xaajoodo xiisadda sii xoogeysanaysa ee ka taagan xuduudda labada waddan. Wasiirka arrimaha dibedda ee Ukraine, Dmytro Kuleba, ayaa sheegay in Ruushka uu dhagha ka furaystay codsi rasmi […]

18th May 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar ugu maqna dalka Kanya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.Madaxweynaha iyo wafdiga la socday waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe Gen. Mohamed Abshir AirPort kusoo dhoweeyay Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland, Xildhibaanada labada Aqal ee Federaal ee dhowaan la doortay, Maamulka Gobolka Nugaal iyo qeybaha […]

18th May 2025 admin
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo xariga ka jaray dhisme waddo Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xariga ka jaray dhisme iyo dayacir lagu sameeyay wadada laamiga ah ee isku xirta Garoowe iyo Laascaanood. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa boggaadiyay Mas’uuliyiinta Dowlad Goboleedka ee ku shaqo leh Wadooyinka ee shaqadan […]