Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
49 mins ka hor Marka la eego xaaladda ammaanka ee Ukraine oo si xawli ah isu beddeshay, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay kula talinaysaa dhammaan muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ay ku jiraan ardayda inay la soo xiriiraan Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Brussels iyo Berlin si loo soo daad gureeyo. Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dadaal […]

19th May 2025 admin
Shiinaha ayaa u magacaabey Shu Bing oo ah diblomaasi sare inuu noqdo ergeygooda gaarka ah ee Geeska Afrika, oo ah meel ay colaado ka jiraan sida Ethiopia, Eritrea iyo Somalia. Shu ayaa hore usoo noqdey safiirkii Shiinaha ee Papue New Guinea, waxaana uu waayo arag u yahay Afrika, iyo America sida ay shaley sheegtey Wasaarada […]

19th May 2025 admin
Wasaaradda Maaliyadda oo furtay shirka dib u habeynta hanaanka Maaliyadda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in Wasaaradda iyo hay’adda lacagta adduunka ee (IMF), ay bilaabeen shirka dib u eegista hannaanka Maaliyadda Soomaaliya. “Maanta waxaan si wada jir u bilownay annaga iyo IMF dib-ugu-eegista hanaanka Maaliyadda Soomaaliya oo […]

19th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa casho sharaf u sameeyay Xildhibaannada Beelaha Isaaq ee dhowaan la doortay

19th May 2025 admin
Hay’adda lacagta adduunka ee IMF ayaa ku hanjabtay inay Soomaaliya dhaqaalaha ka jarayso haddii doorashadu dib u dhacdo

19th May 2025 admin
Kuma ayuu ahaa Sheekh Cabdinaasir oo maanta lagu dilay Kismaayo