Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025  admin  

Maxamed Ibraahim Macalimuu Afhayeenka xukuumada federalka ayaa ku guuleystay kursiga Xildhibaannimo ee tirsigiisu yahay #Hop068 oo maanta doorashadiisu ka qabsoontay magaalada Beledweyne.Macalimuu oo bartimihii bishii hore ku dhaawacmay qarax lagula eegtay magaalada Muqdisho ayaa ka soo laabtay dhowr maalmood kahor dalka Turkiga halkaas oo lagu daweynayay

19th May 2025  admin  

Mareykanka oo xayiraad kusoo rogay shakhsiyaad lagu eedeeyay dib u dhaca doorashada Soomaaliya Dowladda Mareykanka ayaa Jimcihii mamnuucday in mas’uuliyiin iyo shaqsiyaad kale oo Soomaali ah ay u safraan Mareykanka, iyadoo ku eedeysay inay “waxyeelleynayaan hannaanka dimuqraadiyadda” Soomaaliya. Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Antony Blinken ayaa sheegay in Mareykanka uu soo rogay xayiraadda fiisaha kadib […]

19th May 2025  admin  

Kumannaan kun oo qaxooti ah oo ka cararay duullaanka Ruushka ee magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine ayaa haatan gaaray xadka dadlkaasi uu la leeyahay Poland. Wasiir ku-Xigeenka arrimaha gudaha ee Poland Pawel Szefernaker ayaa Sabtida maanta ah sheegay in 115,000 qof oo ka yimid Ukraine ay soo galeen Poland, tan iyo markii uu toddobaadkan bilowday […]

19th May 2025  admin  

Shirkaan oo ay ku mideeysan yahiin Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarnta Dhaqaalaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya  iyo Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad Gobaleedyada. Madashan waxaa ka qeyb galaya qaar ka mid Wasiiradda Qorsheynta dowladda gobaleedyada, Agaasimaha Guud iyo agaasime waaxeedyada Wasaaradda Qorsheynta Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Qorsheynta ee Dowlad Goboleedyada,  la taliye-yaal sare. Madashani waxa ay […]

19th May 2025  admin  

Markii uu burburay Midowgii Sofiiyeetka (Soviet Union) 1991dii, dalka Yukreeyn (Ukraine) waxa uu ahaa dalka seddexaad ee ugu awoodda badan adduunka, gaar ahaana dhinaca hubka Nukliyeerka. Waxeey heeysteen in kabadn 1800 oo madax oo hubka nukliyeerka ah. Waxaana Midoowgii Soofiyeet burburkiisa hub badan oo Nukliyeer ah ka dhaxlay dalalka Belarus, Kazakhstan iyo Ukraine.  Hadaba, wadamadda […]

19th May 2025  admin  

Taliye ku xigeenka Hogaanka C.I.D da Puntland Abshir Xuseen Siciid ayaa kormeeray Taliska Qaybta Booliska ka Gobolka Sanaag iyo Saldhigyada ciidanka Police-ka Degmada Badhan. HOOS KA DAAWO https://fb.watch/boIu9qFmoL/