Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Kadib dhowr maalmood oo ay ku sugnaayeen magaalada Kismaayo guddigii Raisal Wasaarahu uu u xilsaarey inay soo qiimeeyaan deegaan doorashada labaad ee Jubbaland ee Garbahaarey ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen guddoonka gobolka Gedo ay ku qaadaceen qiimeynta guddigaas. Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo markale ku celiyey in Garbahaarey ay tahay amni, doorashadana lagu qaban karo ayaa […]

19th May 2025 admin
In ka yar 20 daqiiqo ayaa hadda loo kala socdaa Ceel daahir iyo Cawsane

19th May 2025 admin
Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa daah-furay munaasabad Dowladda Soomaaliya oo loogu wareejinayay ku dhowaad 3-kun oo tan oo raashiin kala duwan ah, taas oo ay bixineyso Dowladda Sacuudiga. Munaasibadda waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye, Mas’uuliyiin ka socday guddiga abaaraha iyo xubno ka tirsan Qaramada […]

19th May 2025 admin
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo xalay khadka telefoonka kula hadlay madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky ayaa sheegay, in xukumadiisu ay Aqalka Koongareeska si dhaw ugala shaqeyneyso sidii lacago dheeraad ah loogu diri lahaa Ukraine. Biden ayaa mar kale ku celiyay sida Mareykanka ay uga go’antahay in uu dhan walba ka taageero dadka iyo dowladda Ukraine, isaga […]

19th May 2025 admin
Hay’adda Alnasar Relief ayaa deeq raashin ah gaasdhsiisay qayb ka mid ah reer guuraaga u soo hayamay gobolka Sanaag. ee saamaysay abaarta ka jirka gobolka dalka

19th May 2025 admin
Madaxweynaha oo martiqaad ka helay Amiirka Dowladda Qatar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al Thani ayaa kala hadli doona xoojinta xiriirka labada dal iyo sidii Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ay u sii ballaarin lahaayeen iskaashiga miro-dhalka ah ee dhinacyada maalgashiga, diblumaasiyadda iyo horumarinta Kaabeyaasha Dhaqaalaha. “Safarka Madaxweynuhu waxa uu daba socodaa kulamadii hore ee ay yeesheen […]