Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Shaqaddii dawladda Puntland ayaa ku soo ururtay waxaan la heshiinay Ilma Diyaano iyo adeerkood Burhan oo dhowaan dagaal khasaare naf iyo maalba ah ka gaystay Boosaaso ayaan la heshiinay. Inta badan heshiiskan la sheegay ayaa bulshaddii lagu dhibaateeyey Boosaaso iyo Buuraha Calmadow ayna haba yaraatee waxba kala socon welina u haysta in Ilma Diyaano adeerkood […]

19th May 2025 admin
Abdiraxmaan Awkoombe halkan ayuu ku noolyahay Guryihiisiina Bililiqaa loga haystaa.

19th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen arrimaha doorashooyinka dalka, iyadoo ay heer gebogebo ah mareyso doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee BFS. Ra’iisu Wasaare Rooble iyo Danjire Andre ayaa ka wada hadlay habsami u socodka doorashada iyagoo isla […]

19th May 2025 admin
Waxaa heer gabagabo ah ku dhow doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka magaalada Baledweyne, iyado hakad uu ku yimid maalmahii dambe kadib markii qaar ka mid ah musharixiinta ay ka cawdeen in dad gaar ah loo xiryo kuraasta. Eedeymaha xiritaanka kuraasta ayaa dhinaca kalemasuuliyiinta Hirshabelle ay waxba kama jiraan ku tilmaameen.

19th May 2025 admin
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa hakiyey doorashada kuraasta kala ah: HOP030, HOP010 iyo HOP066, kuwaas oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. War qoraal ah oo uu soo saaray guddiga ayaa lagu shaaciyay in la hakiyay ilaa iyo saddex kursi oo deegaan doorashadoodu tahay magaalada Beladweyne, kadib markii ay guddiga soo gaartay […]

19th May 2025 admin
Waxaa dhammaan Soomaalida midnimada Soomaaliya jecel iyo kuwa ka xun barakicinta lagula kacay Soomaalida ka soo jeedda Koonfur Galbeed laga codsanayaa in ay ka soo qaybgalaan muddaaharaad lagaga soo horjeedo horjoogaha Taliska Somaliland iyo hay’adda Heritage Foundation ee Maraykan ku martiqaadday. Fadlan, fidi oo asxaabtaa la wadaag. Alert: 🚨 Somali Diaspora throughout the #US, Consisting […]