Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th May 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Wafdi ay  hoggaaminayso  Ku-xigeenka Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Marwo Anita Kiki Gbeho iyo Wafdi ay hoggaaminayso. Wafdigaan uu maanta qaabilay Madaxweynuhu waxaa ka mid ah Wakiilka Midowga Europe ee Soomaaliya Tiina Intelmann, Wakiilka Midowga Africa […]

20th May 2025  admin  

Allah maxaa ku dhaxayee, Kooxddii SNM oo loga dhuntay magaalada Washington DC ee caasimada u ah dalka Maraykanka, Rabi Jebi Anana Jebinee

20th May 2025  admin  

Sida muuqaalo la helay ka mjuuqata Muuse Biixi iyo kooxdiisii waa looga dhuuntay magaalada Washington DC ee caasimada u ah dalka Maraykanka. Rabi Jebi Anana Jebinee

20th May 2025  admin  

Muddo laga joogo qiyaastii 150 sano baa gobolka Sanaag, degmada Ceerigaabo waxa ku noolaa nin oday ah oo aad u keni adag, laguna Xanto cadowtinnimo. Xilligaas cadowtinnimada iyo adadaygu waxay ahaayeen ragannimo ,duruufaha lagu noolaa dartood. Odaygaasi wuxu u dhashay beesha Naallaye Axmed ( Dhulbahante). Odaygu wuxu lahaa wiil dhallinyo ah oo isaga bara dheereeyey […]

20th May 2025  admin  

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Sabtidii amar ku bixiyay in $200 milyan oo dheeri ah oo qalab milateri ah oo la siiyo Ukraine, xilli Ruushku uu ballaariyay duqeymaha uu ku hayo goobaha rayidka. Biden waxa uu hore 26-kii February maamulkiisa ugu amray in uu Ukraine siiyo $350 milyan oo hub kaydka Mareykanka ah sida uu […]

20th May 2025  admin  

Ukraine oo sheegtay in la duqeeyay masjid gabbaad u ahaa 80 qof Wasaaradda arrimaha dibadda ee Ukraine ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in masjid ku yaalla magaalada dekedda leh ee Mariupol ee koonfur-bari dalkaasi oo gabbaad ay ka dhiganayeen ilaa 80 qof oo rayid ah ay duqeeyeen ciidamada Ruushka, sida ay warisay wakaaladda wararka AFP. […]