Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2025 admin
Ka soo qayb mudaharaadkii labaad ee maamulka SNM maalinta sabtida Isku Duubni Baa Wadaniga Halgamayoow…Horor Weeraraa Jira.. Wadaniga Halgamayoow…Horor Weeraraa Jira..

19th May 2025 admin
Our Somalia is older than the United States. Our Somalia does not need to the United States, but our Somalia needs its people. Mr. President Muse Biixi, history will retain you as a beggar of the colonial powers to ask them how to live, what to believe, and ask the colonial powers to design our […]

19th May 2025 admin
Jaaliyadda Soomaalida ee magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa ka walaacsan dhallinyaro oo dhawaan lagu weeraray magaaladaasi, kuwaas oo mid kamid ah uu dhintay, halka kuwa kalena ay dhaawacyo soo gaareen. Ma jirto ilaa iyo hadda cid loo soo qabtay weerarkan, balse laamaha amniga waxey sheegeen in wali ay baaritaan wadaan. Haddaba wariyaha VOA-da ee […]

19th May 2025 admin
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa soo saaray jadwalka soo xareynta xildhibaanada la doortay ee baarlamaanka 11-aad, iyadoo la qorsheeyey in ugu dambeyn 14-04-2022, la qabto xafladda dhaarinta xildhibaanada labada Aqal ee baarlamaanka dalka. Sida ku cad jadwalkaan 16-ka bishaan oo ku beegan Arbacada berrito illaa 23-ka bishaan ayaa la qorsheeyey in lasoo uruuriyo dukumintiyada Xildhibaannada […]

19th May 2025 admin
Warbixin: Hayaanka reer guuraaga iyo saameynta biya yarida Sanaag.- Safarka xubno ka tirsan HADAF ay ku tageen degaanada qaarkood

19th May 2025 admin
Saraakiisha SNM o isku dhex yaacday markii ay maqleeen in lagu mudaharaadyo hogaamiyahooda