Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

5th May 2025  admin  

Beesha Warsangeli ee Gobalka Minnesota oo Taageertay Go’aamadii Shirkii Ceelbuh.

5th May 2025  admin  

Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa iska casilay hogaamiyenimadiisa xisbul xaakimka Canada ka dib muddo ku dhow 10 sano oo uu ra’iisul wasaare ahaa. Trudeau wuxuu ka sheegay shir jaraa’id oo uu ku qabtay Ottawa in uu sii hayn doono ra’iisul wasaarenimada ilaa iyo inta xisbiga liberalka uu xulan doono hogaamiye cusub. Cadaadis weyn ayaa […]

5th May 2025  admin  

Muuqaalkaan waxaa uu ka tarjumayaa dib-u-habeynta Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland lagu sameeyey Wasaaradda Deegaanka, Daaqa iyo Isbeddelka Cimilada Puntland waxay si guul leh ku hirgelisay dib-u-habeyn ballaaran oo lagu sameeyay xarunta wasaaradda iyadoo si buuxda u adeegsanaysa miisaaniyadda rasmiga ah ee dowladdu u qoondaysay, iyada oo aan loo helin wax taageero dheere […]

5th May 2025  admin  

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo war kasoo saaray howlgalka Puntland. Warsaxaafadeed:- Howlgalka geesinimada leh ee ciidamada ammaanka Puntland ay ku qaadeen argagixisada waa tallaabo muhiim ah oo xoojinaysa halganka guud ee lagaga sifeynayo dalka argagixisada gumaadka ku haya dadkeenna, kana soo horjeeda horumarka dalkeenna. Shacabka Soomaaliyeed oo idil waxaan ku boorrinayaa in […]

5th May 2025  admin  

Waa maxay sababta labada goor Gudoomiyaha Gudoonka loogu magcaabay isku qof?. Dhowaan ayeey ahayd markii uu soo dhamaaday shirkii Ceel buh ee ka dhex dheliyey beesha Warsangeli khilaafka weyn , ka dib markii Gudoonka shirkii Ceel buh ee taageersanaa maamulka Somaliland uu diiday in lagu daro War murtiyeedkii shirka qodob oranayey ‘in beesha Warsangeli ayna […]

5th May 2025  admin  

Aqoonyahan Maxamuud Cali Geeldoon, oo ku caan baxay raadinta midnimo Soomaaliyeed, oo naftiisa iyo shaqadiisaba halis u geliyey sidaan Soomaaliya loo kala g’oyn lahayn ayaa khudbad qiimo iyo qaayo leh ujeediyey umadda Soomaaliyeed ee midnimada jecel , gaar ahaan kuwa safka hore kaga jira ilaalinta midnimada Soomaaliya.