Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025 admin
Natiijada wareega kowaad ee Doorashada Guddomiyaha Golaha Shacabka : 1. Xasan Abdinur 98 cod 2. Shiekh Adan Madobe 74 cod 3. Abdulaahi Black 33 cod 4. Sharif Mohamed 13 Cod 5. Aadan Saransoor 23 cod 6. Abdirashid Xidig 6 cod 7. Saadiq 5 cod Musharax Aadan Maxamed Nuur Saransoor iyo musharax Cabdulaahi Axmed Black ayaa […]

1st June 2025 admin
Gudoomiyaha kumeel gaarka ah ee golaha shacabka Cabdisalaan Dhabancad ayaa sheegay in aysan codayn doonin 17 xildhibaan oo ku sugan hool ka ay ka dhacayso doorashada gudoonka golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

1st June 2025 admin
Booliiska Toronto ayaa gacanta ku soo dhigay gacan ku dhiigle lagu magacaabo Abdilaziz Mohamed kaas oo kamid ahaa dadka aadka loo raadinayey. Sida ay booliiska sheegeen Abdilaziz ayaa dil u geeystay shaqsi lagu magacaabo Craig MacDonald oo jira 43 sanno. Hadaba Cabdiaziz ayaa ka mid ah shakhsiyaad gaaraya 25 qof oo aad loo raadinayo. Booliiska […]

1st June 2025 admin
Waxaa weli hubanti la’aan ay ka taagan tahay qabsoomidda doorashada guddoonka golaha shacabka Soomaaliya oo qorshuhu yahay inay maanta dhacdo, ayada oo xiisad ay ka jirto magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Hoolka doorashada oo ah Teendhada Afisyoone ayaa waxaa gaaray qaar ka mid ah xildhibaanada, oo uu ku jiro guddoomiyaha ku-meel gaarka ah ee golaha […]

1st June 2025 admin
Xunbaha Beesha Caalamka ayaa goor dhaweyd si wadajir ah warsaxaafadeed uga soo saartay xaaladda doorashada guddoonka Golaha Shacabka, iyada oo ku baqday ‘in si nabdoon’ loo dhameystiro doorashada. Bayaankan ayaa u qornaa sidan; -Iyadoo ay doorashooyinka Guddoomiyeyaasha iyo Guddoomiye Ku-xigeennada Baarlamaanka ay dhacayaan todobaadkan, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay boorinayaan in geeddi-socodka lagusoo gababageeyo […]