Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th May 2025  admin  

Booliska Soomaaliya” Atooraha Badda waxaa Dilay Saaxiibkiis Shuceeb Leeleefow gacanta ayaa lagu Hayaan

30th May 2025  admin  

Doorashada Soomaaliya ee wakhtiga dheer qaadatay waxa ay ku dhowdahay gebagebo, ayada oo shalay lasoo geba-gebeeyey doorashada guddoonka labada aqal ee baarlamanka Soomaaliya. Baarlamanka ayaa waxaa horyaalla shaqooyin badan oo ay ugu horeyso doorashada madaxweynaha, laakiin waxaa jira arrimo kale oo muhiim ah in laga shaqeeyo oo labada Aqal sugaya.

30th May 2025  admin  

Doorashadii lagu doortay guddoomiyaha baarlamaanka waxeey ina tustay in Farmaajo iyo kooxdiisa ay u baahan yihiin ineey la yimaadaan qorshe ay kaga adkaan karaan kooxda Ahla Sheekh iyo Damun Jadiid. Waxaa Farmaajo iyo kooxdiisa doorashada guddoomiyha baarlamaanka ay u soo sharaxeyn Xasan Cabdi nuur, balse dhinaca Ahla Sheekh iyo Damun Jadiid waxeey keeneen Aadan Madoobe, […]

30th May 2025  admin  

Xildhibaan Sacdiyo Yaasiin Smatar ayaa ku guuleystay gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Waxayna ka guulaydtay Xildhibaan Caana-nuug oo ka soo galay baarlamaanka jubbaland.

30th May 2025  admin  

Muqdisho, April 28, 2022: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl iyo Madaxweynaha DPL Mudane, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka BJFS, Mudane Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madobe).

30th May 2025  admin  

Akoon dawladeed oo lacag laga saari karaa majiro ilaa amar dambe.