Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

1st June 2025  admin  

Xildhibaan Maxamed Ibraahim Macalimuu oo ah xubin ka tirsan Guddiga isku dhafka ee labada Aqal baarlamaanka ee Doorashada Madaxweynaha ayaa faahfaahin ka bixiyay hawshii u qabsoontay, isag oo dhinaca kale sheegay in maalinnimada beri bishana ay ku beegantahay 10-ka May 04:00 galabnimo ay ku egtahay diiwaangelinta Musharaxiinta madaxweynaha.

1st June 2025  admin  

Guddoomiyaha Guddida araimaha Bulshada ee golaha wakiilada Puntland C/casiis Dhahar oo hadal ka jeediyey Xarunta HADAF ee magaalada Badhan ayaa bulshada gobolka Sanaag ku booriyey inay horumarka degaanka ka qayb qaataan isla markaana ka hortagaan wax kasta oo hagar-daaminaaya mashaariicda socota iyo nidaamka dowladnimada

1st June 2025  admin  

Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayoow

1st June 2025  admin  

Go’aankii Guddoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe iyo ku xigeenadiisa ay ku fasaxeen garabkii lagu soo doortay Ceelwaaq ayaa muujineeysa in hoggaanka baarlamaanku uu yahay mid aan ehel u aheyn shaqada loo soo doortay. Shaqadoodii ugu horeeysay waxeey ku billaabeen caddalad darro ay weheliso dabcan musuqmaasuq. Shacabka Soomaaliyeed waxeey is lahaayeen guddoomiyaha baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa waxeey […]

1st June 2025  admin  

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka hooyo. Wafdiga Madaxweynaha waxaa kamid ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, xubno katirsan labada Gole ee Dowladda iyo Mas’uuliyiin kale.

1st June 2025  admin  

Go’aanka Guddoonka ee BJFS Ee matalaadda gobolka Gedo.