Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Ina Cali Dhurwaayoow Caqliga ku siiyey inaad nin Daarood ah wax ad wada leedihiin oo aad madaxweyne u noqoto oo aad nin Hawiye ka xigsato soo maaha inaad tahay nin Falan oo farihiisa kala aqoon

6th June 2025  admin  

Maroodi takarta saaran ma arkee, ta kale Takarta saaran buu arkaa Ina xil uu tirinayo gacan ku dhiigle Muuse Biixi, beeshiisa Isaaq ayaa ka haysata maamulka uu madax ka yahay.

6th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Dowladda Masar ee Soomaaliya Mudane Maxamed Albaaz oo ay ka wada hadleen iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii loo sii xoojin lahaa. Labada mas’uul ayaa sidoo kale ka wada hadlay in dowladda Masar ay xoojiso deeqaha Waxbarasho […]

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha JFS oo la kulmay Safiiradda dalalka Uganda iyo Itoobiya ee Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay Safiirka dowladda Uganda ee Soomaaliya iyo Safiirka dowladda Itoobiya ee Soomaaliya  Cabdulfatax Cabdullahi Xasan. Safiirrada ayaa Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud soo gaarsiiyey dhambaal hambalyo […]

6th June 2025  admin  

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay hawlaha uu mudnaanta siinayo boqolka maalmood ee ugu horreeya xilkiisan cusub. Madaxweynaha oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA ayaa sheegay inuu dhaqangelinayo tallaabooyin dhinaca amniga ah, xasillooni siyaasadeed iyo dib usoo kabidda dhaqaalaha isagoo sheegay in la ansixin doono sharciyada muhiimka u ah fulinta […]

6th June 2025  admin  

Mar aan daawanayey ciidanka maamul goboleedka Soomaaliland ayaa waxaan arkay ciidankii gaardinayey oo hareeraha ay ka illaalinayaa ciidamo kale si qalad aysan u sameeyn. Marka waxaan is weeydiiyey waa maxay farqiga u dhaxeeya ciidanka maamul goboleedyada iyo ciidanka federaalka? Maamul goboleedyada marka ay sanad guurooyinka u dabaaldagayaan waxa ay soo bandhigaan ciidamo kalla duwan, balse […]