Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

2nd May 2025  admin  

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta ayaa kulan warbaahineed oo lagu raali gelinayey reer Muqdisho ku bahdilay wasiirka amniga Soomaaliyeed, oo ka mid ah siyaasiyiinta Daarood loo adeegsado bur burka degaanadooda. Wasiirka amniga Soomaaliya Abdullahi Sheikh Ismail, ayaa muuqaalkan wax ku bahdilaya wasiir ku xigeenka warfaafinta oo ka soo jeeda beelaha Hawiye, oo isu arka inuu ka […]

2nd May 2025  admin  

GUDDOOMIYAHA GOLAHA WAKIILLADA PUNTLAND OO LA WAREEGAY DAAMURKA DHAMEYSTIRKA WADDADA CEELDAAHIR-CEERIGAABO

2nd May 2025  admin  

Ganacsatada Gobolka Benaadir ayaa ku dhawaaqay in suuqyada iyo ganacsiga kale ee ka howl-gala gobolka benaadir in albaabada loo laabi doono berrito 08/02/2025, kadib markii la dul-saaray canshuuro xad-dhaaf ah.

2nd May 2025  admin  

Why Trump is on the warpath in Somalia https://www.bbc.com/news/articles/cyv4270gljpo

2nd May 2025  admin  

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dowladda Puntland Maxamuud Caydiid Dirir.,Tani Waxay Noqonaysaa Goojacadihii Labaad tan 3’aadna Calmadoow ayeey Noqonaysaa,,,,

2nd May 2025  admin  

Shiikh Cali Maax “Qof walba oo muwaadin ah waa ku waajib inuu taageero dagaalkaas ka socda Buuraha Cal-miskaad, naf iyo maalba waa in loo huraa”. – Khudbadda Masjidka Rowda ee Boosaaso.