Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI
10th January 2025 admin
“Soomaaliya Mashaariicda ay Caalamka ka hesho oo Puntland ay tahay meesha keliya ee degen oo mashaariic laga qaban karo 4% baan ka helnaa, inta kale waxay noqotay inay Puntland u ciqaabnaato horumarka ay samaysay iyo Soomaaliya waxay tartay”.
10th January 2025 admin
Badhan, 20, September, 2024: Wasiirka wasaraadda caafimaadka Dawladda Puntland Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta ku wehelinayay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo wafti uu hogaaminayay koor ay ku tageen xarunta wasaaradda caafimaadka gobolka Sanaag, Cisbitaalka Degmada iyo Xarumaha Hooyada Dhalaanka (MCH-ka), Badhan health centre, Geeldora health centre iyo Machadka umulisoyinka […]
10th January 2025 admin
Xiisadda ka dhex taagan Britain iyo Ruushka oo ka sii dartay Waxaa cirka isku sii shareeraya xiisad diblomaasiyadeed oo ka dhex taagan Britain iyo Ruushka. Xiisaddan ayaa soo billaabatay ka dib markii Ruushku uu dalkiisa ka soo eryay lix ka mid ah diblomaasiyiinta Britian oo ay ku eedeysay inay ku lug lahaayeen howlo basaasnimo. Tallaabada […]
10th January 2025 admin
Heshiis hordhac ah oo laga gaaray khilaafkii koofur galbeed iyo dawladda federaalka Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in heshiis hordhac ah laga gaaray khilaaf soo kala dhex galay maamulka koofur galbeed iyo dawladda federaalka. Arrintan ayaa sida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen BBC waxaa ka shaqeeyey xubno uu ugu cadcaddaa taliyaha […]
10th January 2025 admin
Caasimadda Puntland ee Garpwe ayaa maanta lagu soo dhowey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam Suldaan Maxamuud Cali Shire, oo kasoo laabtay safar uu ugu maqnaa qaarada Europe. Soo dhoweynta waxaa ka qeybgalay Goleyaasha Dowladda , Madaxtooyada Dowladda Puntland, Maamulka Gobolka Nugaal, Kan Degmada Garoowe, Saraakiisha Ciidanka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada .
10th January 2025 admin
Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Dowladda Puntland Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said iyo wefti ballaaran oo ka kooban Xildhibaanno, Wasiiro iyo mas’uuliyiin kale oo maalihii u dambeeyey ku sugnaa Goboladda Haylaan iyo Sanaag ayaa maanta Degaanka Balli-Busle ee Degmada Buraanka dhagax-dhigay Ceel-biyood degaanku baahi weyn u qabay, kaas oo wax weyn ka tari doona baahida biyo la’aanta […]