Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th March 2025 admin
Sida Turkiga iyo Pakistan ay uga falceliyeen siyaasiga kitaabka Qur’aanka ku gubay misaajid hortii Turkiga iyo Pakistan ayaa si adag uga falceliyay ficilkii uu jimcihii ku dhaqaaqay siyaasi la yirahdo Rasmus Paludan kaas oo kitaabka qur’aanka ku gubay bannaanka misaajid ku yaalla magaalada Copenhagen iyo afaafka hore ee safaarada Turkiga uu ku leeyahay dalka Denmark. […]

29th March 2025 admin
Mareykanka oo $41 milyan oo dheeri ah ugu yaboohay Soomaaliya Danjire Mareykanka ee Qaramada Midoobay Linda Thomas-Greenfield oo booqasho ku joogta magaalada Muqdisho ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku uu bixin doono in ka badan 41 milyan oo doollar oo dheeri ah, si loo badbaadiyo nolosha Soomaalida, looguna daboolo baahiyaha bini’aadinimo ee Soomaaliya. “Xaaladda bini’aadantinimo ee […]

29th March 2025 admin
Daawo qaar ka mid ah dadkii sida isir sooca ah Laascaanood looga raafay oo qeyb weyn ka qaadanaya kacdoonka buluuga ah

29th March 2025 admin
oo aheyd wasiiru dowlihii wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa caawa lagu dilay magaalada Muqdisho.

29th March 2025 admin
Muhiimadda Diiwaangelintu u leedahay gobolada Sanaag iyo Haylaan

29th March 2025 admin
Laascaanood: Shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka oo furmay, wareysi Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa ka furmay shir ay leeyihiin duubabka dhaqanka ee deeggaanka, kuwaasi oo go’aanno ka soo saari doono xiriirka Laascaanood iyo Somaliland. Ujeedka shirkan isha lagu wada hayo, iyo waxa la filayo in laga soo saaro ayuu wariyaha VOA ee Laascaanood, […]