Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st March 2025 admin
Waa sawir qurxoon oo muujinaya amniga Puntland ka jira waana mid ay ku faani karto Historical moment in Sanaag and Haylan Regions!! Here is #Buraan area where rural communities line up to register themselves for the upcoming Local Government elections.#Puntland@TPECPuntland@Plstatehouse @TheVillaSomalia @US2SOMALIA @UNSomalia pic.twitter.com/zJKhh3lDvX — HADAF Center for Research and Development (@center_hadaf) February 3, 2023

21st March 2025 admin
Madaxweynaha Awdalstate oo u sheegay reer Awdal inay raacaan dabaysha socota kana hadlay maalin madow iyo Sool

21st March 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusow iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhaba halkaasi oo uu ka socdo wejiga labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Koonfur-galbeed. Safarka Madaxweynaha oo ah kii labaad ee uu ku tago magaalada Baydhabo muddo 11 maalmood gudahood ah ayaa ku qotama xaqiijinta Koonfur-galbeed heshiis iyo sidii uu miro dhal […]

21st March 2025 admin
MADAXWEYNAHA PUNTLAND OO KORMEER SHAQO KU TEGEY DEEGAANKA QAW EE DEGMADA BOOSAASO.

21st March 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariiste Ahmed Haji Cali Cadami oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu u naxariistii Janadana ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uuka siiyo Aamiin Aamiin. ALLSANAAG.COM

21st March 2025 admin
Bayaan ay soo wada saareen siyaasiyiin, aqoonyahan iyo waxgarad Soomaaliyeed oo ku wajahan xal u helidda khilaafka ka jira gobolada Waqooyi.