Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

30th April 2025  admin  

Puntland ayaa shaacisay in duqayn caawa ka dhacday deegaanka Sheebaab ee buuraha gobolka Bari ee Calmiskaad lagu burburiyey warshad soo saarta qaraxyada oo ay lahayd kooxda IS, sida lagu sheegey warsaxaafadeed .

30th April 2025  admin  

Gaashaanle Gaagaaloow geerida ha gocon

30th April 2025  admin  

Gudiga Taakulaynta Ciidamada Dowladda Puntland oo uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Anna Gudoomiyaha Gudiga Saciid Jaamac Qorsheel oo ay Waheliyaan masuuliyiin ka tirsan Gudiga Gudoomiyaha Gobolka Bari Saraakiil ka tirsan Wasaarada Caafimaadka Dowladda Puntland ayaa Gaaray Jiidaha Hore oo ay ku Sugan yahiin Ciidamada Geesiyaasha Dowladda Puntland oo ay kula dagaalamayaan Kooxda Argagixisada Daacish ee […]

30th April 2025  admin  

Hooyo Soomaaliyeed oo ka mid ahayd dadkii ku dhintay toogashadii ka dhacday Iskuul ku yaalla Sweden Dhammaan iskuulada waa in ay sameeyaan qorshe ay ku ilaalinayaan dadka aan loo ogolayn, sida ay dawladdu sheegtay Arbacadii, iyada oo waddanku uu isku dayayo in uu ka soo kabto toogashadii ugu xumayd todobaadkii hore. Weerarka ayaa ka dhacay […]

30th April 2025  admin  

Dad isugu soo baxay Munich oo gaari la jiirsiiyey Ugu yaraan 20 qof ayaa dhaawacmay kadib markii gaari uu ku jiiray dad isugu soo baxay magaalada Munich Khamiista maanta ah sida ay boolisku sheegeen, xilli magaalada koonfureed ee Jarmalka ay isu diyaarineyso shir ammaan oo heer sare ah oo ay ka qeyb galayaan Madaxweyne ku-xigeenka […]

30th April 2025  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowladda Puntland, Mudane Hon Abdirisak Ahmed Said, ayaa kala qeyb galay Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, qaabilaadda qoyska Alle ha u naxariistee G/S Mukhtaar Axmed farah Qoryood iyo Cabdifitaax Axmed Faraax Qoryood, oo ku shahiiday dagaalka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland.