Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st March 2025 admin
Madaxweynaha Soomaaliya oo xaaladda Laascaanood si liidata uga hadlay

21st March 2025 admin
Wasiirka arrimaha gudaha X.F.S oo ka hadlay mowqifka Dowladda ee xaaladda magaalada Laascaanood Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Axmed Macallim Fiqi, ayaa Shir Jaraa’id oo uu qabtay kaga hadlay mowqifka Dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xaaladda magaalada Laascaanood ee xarunta gobalka Sool. Wasiirka ayaa Shirkiisan Jaraa’id, ku faafaahiyay […]

21st March 2025 admin
Golaha wasiirada oo ansixiyey heshiis amni oo dhexmaray Imaaraadka iyo Soomaaliya iyo xeerar kale Kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada ee Soomaaliya ayay ku ansixiyeen xeerar kala duwan oo ay ka mid yihiin xeerka gaadiidka badda oo ay soo gudbisay wasaaradda dekedaha iyo gaadiidka badda iyo hindise-sharciyeedka horumarinta iyo maareynta kalluumaysiga oo […]

21st March 2025 admin
Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya ayaa ka hadlay xasuuqa Laascaanood.

21st March 2025 admin
Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood waxeey sheegayaan in dagaalkii ay soo qaadeen SNMta looga xoog roonaaday maanta. Hadaba, wararkii ugu danbeeyey oo dhameeystiran fadlan hoos ka dhageeyso.

21st March 2025 admin
Shirkii uga socday garaadadda SSC magaalada Laascaanood, ayaa laga soo saaray qodobo muhiim ah taas oo lagu caddeenayo in dadka deggaanada SSC inaysan ka mid aheeyn maamulka beesha Isaaq, waxeeyna sheegeen ineey maanta laga billaabo ay yihiin maamul hoostaga dawladda federaalka.