Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st March 2025  admin  

Qoryo aan horay loo isticmaalin dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ka socday 30 sano oo Jabuuti laga keenay, ayaa hadda maamulka Isaaqland ku ridayaan xaafadaha Lascaanod iyagoo aan u kala aabo yeelayn Masaajidyada, dugsiyada Cisbitaalada iyo meelaha lagu kulmo ee laga raaco gaadiidka lagaga baxsanayo xasuuqooda

21st March 2025  admin  

Saldhigyaddii Argagixisada SNM ay bulshada reer Sool ku dhibi jireen ayaa Xaq u dirirku gacanta ku dhigeen

21st March 2025  admin  

Laascaanood: Isaaqland ma waxay Sool ku dayeysaa wixii ay shalay diidanayd?

21st March 2025  admin  

Duqii magaalada Laascaanood ee maamulka Isaaqland ayaa sheegay in Laascaanood ay ku dagaalamayaan Isaaq oo wada socda iyo Beesha Dhulbahane

21st March 2025  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Rome Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo gaaray magaalada Rome ee dalka Talyaaniga oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo ku saabsan xoojinta xiriirka faca-weyn ee dalkeennu uu la leeyahy Talyaaniga. Madaxweynaha oo marti-qaad ka helay Madxda dalkan ayaa kulammo la qaadan doona dhiggiisa Mudane […]

21st March 2025  admin  

Faahafaahin ku saabsan Soomaali lagu la’yahay dhulgariirkii Turkiga Tiro Soomaali ah ayaa kamid ah ilaa iyo hadda lagu la’yahay dhulgariirka ba’an ee ku dhuftay dalka Turkiga, sida uu BBC-da u sheegay safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay ka cabsi qabto in kumannaan carruur ah ay ku dhinteen dhulgariirka ka dhacay […]