Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th March 2025 admin
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ayaa markii ugu horaysay gurmad isugu jira Daawo iyo Dhakhaatiir u dirtay magaalada Laascaanood.

20th March 2025 admin
MADAXWEYNAHA OO MAGACAABAY GUDDIGA ARRIMAHA BANI’AADANTINIMADA EE DADKA KUSOO BARAKACAY DAGAALKA SOOMAALILAND KA WADO MAGAALADA LAASCAANOOD. Boosaaso: 08 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, magacaabid Guddiga Arrimaha Bini’aadantinimada ee dadka kusoo barakacay dagaalka Magaalada Laascaanood. Madaxweynaha Dowladda PuntlandMarkuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Markuu arkay: Baahida loo qabo in loo diyaar garoobo dadka […]

20th March 2025 admin
Adna Adan : “Haddii Laascaano dunto mid ma qurux badan baan dhisaynaa

20th March 2025 admin
Warbaahinta Dunida oo Garaad Jaamac Garaad Cali ka waraysatay xasuuqa ay SNM kula kacday shacabka Laasacaano.

20th March 2025 admin
Rw Xamze oo khudbad dheer oo dhiirigelin iyo dardaaran ah u jeediyay Maleeshiyaad ka soo jeeda beelaha Hawiye oo loogu tala galay inay la dagaalamaan alshabaabka

20th March 2025 admin
Soomaaliya iyo hay’adaha gargaarka oo dalbaday $2.6 bilyan oo gargaar ah Dawladda Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah ee ka shaqeeya gargaarka bani’aadannimo ayaa maanta ku dhowaaqay inay u baahan yihiin adduun dhan 2 bilyan iyo 600 milyan oo dollar oo wax lagagaga qabto xaaladda bani’aadannimo ee Soomaaliya sannadkan 2023-ka. Hay’adaha ayaa sheegay in dhaqaalahan lagu […]