Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th March 2025  admin  

Maamulka Isaaqland oo weli duqayntii ku wada xaafadaha Laascaanood Waxaa maalintii shanaad oo xiriir ahla duqaynayaa magaalada Laascaanood, halkaas oo ay ku dhinteen ilaa iyo 60 qof tan iyo markii uu duqayntu billowday Isniintii. Wararka aannu maanta ka helayno magaaladaasna waxay sheegayaan in duqaynto ay sii socoto marka loo fiiriyo maalmihii maalmihii aynu soo dhaafnay, […]

20th March 2025  admin  

Wasiirkii hore ee maaliyadda oo Huteel casri ah ka furta magaalada Hargaysa Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya ee dawladdii madaxweyne Farmaajo Cabdiraxmaan Ducaale Beyle iyo Xaaskiisa Khadro, ayaa huteel casri ah ka furtay magaalo madaxda gobolka waqoyi galbeed ee Hargaysa. Hadaba soo lama oran karo hantidan tirada badan ee lagu maal geliyey huteelka waa xatooyo […]

20th March 2025  admin  

Halkan ka daawo todobo qodob oo daggaalka Laascaanood kasocda uu banaanka keenay oo waliba xaqiiq noqotay. Qodob walba cadayntiisa ayaa la socota. Fadlan… \

20th March 2025  admin  

Kulanka Golaha Wasiirada ee maanta oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabsi Barre ayaa lagu ansixiyay magacaabista Hanti-dhowrka Guud ee Qaranka, Laba Hindise Sharciyeed iyo Siyaasad. Golaha Wasiirrada ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay soo jeedinta Abuukaate Axmed Ciise Guutaale inuu noqdo Hanti-Dhawrka Guud ee Qaranka, Wasaaradda Maaliyadda ayaana golaha […]

20th March 2025  admin  

Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Madaxa Ciidanka ATMIS Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Midowga Africa u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa ATMIS Ambassador Mohamed El-Amine Souef oo booqasho ku yimid Jubaland. Wafdiga Waxaa kamid ahaa qaar kamid ah wakiilada hey’adaha Qaramada Midoobay iyo howlwadeenada […]

20th March 2025  admin