Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th March 2025 admin
Duqayntii SNM ee hubka meelaha fog laha gaho ayaa weli si aan naxariis lahayn loogu garaacayaa degmada Laascaanood ee gobolka Sool #Lascaanood: A fire broke out in a part of the city market. pic.twitter.com/tf47JGtWIs — Khaalid Aleeli (@KalidAleeli) February 11, 2023

20th March 2025 admin
Siyaasiyiintii Dirta Waqooyi ee is diidanaa ayaa isku ogolaada xabadda kulul ee Daraawiishta

20th March 2025 admin
Guud ahaan gobolka Sanaag oo ay ka baxsadeen jabhaddii SNM ee aan ka ahayn magalada la wada degan yahay ee Ceerigaabo Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, oo maanta ku sugnaa magaalada Damale xagare ee hoo tagta degmada Ceerigaabo wuxuu sheegay: :”Inuu soo maray Hadaaftimo, Kalgubtaale, Dacawo, Carmale iyo hadda oo aan joogo Damala Xagare:. […]

20th March 2025 admin
Mudaaharaad loogu soo horjeedo weerarka iyo dagaalka lagu soo qaaday Laas-caanood oo Minneapolis lagu qabtay

20th March 2025 admin
Muuqaal Sir ah, Ismail Omar Gele “Hub iyo Qarash ayuu siiyey Somaliland”

20th March 2025 admin
Maamulka Isaaqland oo markii laga adkaaday ku dhawaaqay xabad joojin Maamulka Isaaqland oo dil ku hayey shacabka Dhulbahante 15 sano, oo markii ay dilkii aan joogsiga lahayn ka dhiidhiyeen oo ay diideen inuu sii socdo uu maamulka SNM ugu bedelay Duqaynta hubka meelaha dheer laga soo hago oo ay dad iyo duunyoba ku dhamaadeen ayaa […]