Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
Maraykanka oo u magcaabay Ajay Banga, guddoomiyaha Bangiga Adduunka Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa Khamiistii u magcaabay maamulihii hore ee shirkadda Mastercard Ajay Banga inuu hogaamiyo Bangiga Adduunka, isaga oo eegaya khibradda uu Ajay Banga u leeyahay ganacsiga iyo weliba dhibaatooyinka dhaqaale ee dunida ka jira. Magcaabistan ayaa timi, ka dib markii uu ku dhawaaqay […]

19th March 2025 admin
Wasiirka Duulista hawada oo doonaysa in Garoonka Aadan Cade uu noqdo Biibito ay gaar u leedahay Wasiirka gaadiidka iyo duulista Soomaaliya Marwo Fardowsa Cismaan Cigaal ay soo saartay amar ay shaqada uga joojisay shirkadii shidaalka geyn jirtay garoonka Aadan Cadde, ayada oo qorshuhu yahay inay ku beddesho shirka ayada ku xiran Dhowaan ayey ahayd markii […]

19th March 2025 admin
Ciidamo horay uga amar qaadan Jirey Mahad Canbaashe ayaa ku biiray midnimada Shacabka SSC

19th March 2025 admin
Ardayda wax ka barata Jaamacadaha Gobolka Minnesota oo dalbanaya wax barashada in lacag la’aan looga dhigo ayaa ku hor-banaan-baxay aqalka looga arrimiyo Gobolka Minnesota..iyadoo halkaas ay kula hadleen Qaar ka mid ah Xildhibaanada. Mooshinkaan ayaa waxaa Gollaha u gudbiyey kana dalbaday in ajanadaha lagu daro Senator Omar Fatah oo ka mid ah Gollaha Sannatka Gobolka […]

19th March 2025 admin
Arrinta Laascaanood oo gaartay Golaha Ammaanka Qaramada MidoobayNyheter: Arrinta Laascaanood oo gaartay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay. Dawlada Soomaaliya oo si adag fadhiga uga horsheegtay go’aamo ku aadan colaadda

19th March 2025 admin
Fadlan ka soo qayb gal banaan bax looga soo horjeedo xasuuqa ka socda Laascaanood 🗣️Protest for #Laascaanood in #DC In front of @StateDept @nedprice Please join us this Friday! Protest to STOP the massacres by the brutal secessionist 'somaliland' regime. 📅 Fri 24th 2023⏲️ 9AM – 14PM🪧 2201 C St NW, Washington DC 20520#Somalia 🇸🇴 […]