Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th March 2025 admin
150-Qof ee lagu dilay Laascaanood Muuse Biixi iyo SNM ayaanu u haysanaa…..Garaad Jaamac Garaad Cali

19th March 2025 admin
Garowe, 03/03/2023: Dowladda Puntland waxay markale cadaynaysaa mowqifkeedi ahaa in aanay qayb ka ahayn, ciidamadeeduna ku jirin dagaalka ka socda Laascaanood iyo Deegaanada ku xeeran. Dowldda Puntland marwalba waxay qadarinaysaa in Soomaalida dhexdeeda iyo Gobolkuba kuwada noolaadaan nabadgelyo, xasilooni iyo daris wanaag, wixii khilaaf ahna lagu xaliyo miiska wada hadalka. Dagaalkaani wuxuu u dhaxeeyaa oo […]

19th March 2025 admin
Beesha Geri Kombe, ee ka m midka ah beel weynta Daarood ee degta geeska Afrika ayaa ka mid noqday ciidanka bad baadinta shacabka gobolka Sool ee laga bad badinayo duulanka Argagixisnimada SNM

19th March 2025 admin
Soomaalida Minnesota oo ‘aargoosi’ ku tilmaamay go’aan ay qaadatay Amazon Soomaali fara badan oo ka shaqeeya xarun ay leedahay shirkadda weyn ee Amazon oo taalla degmada Shakopee ee gobolka Minnesota ayaa sheegay inay kasoo horjeedaan go’aan ay shirkaddu ku xireyso xaruntaasi. Waxay Soomaalidu sheegeen in go’aankan uu yahay mid ay shirkaddu uga aargoosanayso shaqaalaha Soomaalida […]
19th March 2025 admin
Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ku eedeeyay Guddoonka baarlamaanka inay ka shaqeynayaan muddo kororsi Xil Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah Ergayga gaarka ah ee Arrimaha Gurmadka Abaaraha Soomaliya ayaa ka fal celiyey warqad kasoo baxaday Xafiiska Guddomiyaha Baaralamaanka Soomaliya oo ku sabsan wax ka baddelka dastuurka ku meel gaarka ah ee Soomaaliya. Xildhibaan Cabdiraxmaan ayaa ku eedeeyay […]

19th March 2025 admin
Hadii Dir iyo Dirnimo ay wax tareeyso, maxaa beesha Biimaal ee lagu xasuuqayey Shabeelada Hoose loogu gurman waayeen maalintii ay hiilka u baahnaayeen? Waa maxay sababta ay beesha Habargidir u xasuuqeeysay, dhulka iyo hantida uga xooggeeysay beesha Biimaal hadii ay dhab tahay waxa loogu yeero Urur Samaale? Maalintaas markii Dirtii la waayey ayaa Saado Ali […]