Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th March 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Cali Xasan Botaan oo maanta ku geeriyooday magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka . Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano iyo Fardowsa ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo Qaraabadii uu ka tegayna Samir iy Iimaan uu Allah ka siiyo

18th March 2025 admin
Maxay ka wadahadleen madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qadar? Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Qadar uga qeybgalaya shirka Qaramada Midoobay ee dalalka ugu hooseeya caalamka – dhinaca horumarka ayaa la kulmay Amiirka dalkaas Sheekh Tamiim Binu Xamad. “Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Amiirka Qatar ayaa kulankooda ku lafa-guray aayaha xiriirka Labada dal iyo danaha wadajirka […]

18th March 2025 admin
Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ee Shirka Horumarinta Degmada Boosaaso hiigsiga 2030.

18th March 2025 admin
Guddiga Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka oo la kulmay Wasiirka Kalluumeysiga Guddiga Beeraha, Horumarinta reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka badda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la kulmay Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan. Kulanka waxaa shir guddoominayay guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Mukhtaar Maxamed Guuleed, waxaa […]

18th March 2025 admin
Dowladda Soomaaliya oo deeq lacag ah ku wareejisay Dowladda Turkiga Dowladda Soomaaliya oo maanta wareejisay 5-malyan Doollar oo ay dowladda iyo Shacabka Soomaaliyeed uga qeb qaadanayaan u gurmashada walaalaha Turkiga oo uu dhawaan dalkoodu ka dhacay dhul gariir qasaaro geystay. Munaasabadda lacgta lagu wareejinayay oo lagu qabtay xarunta Tiyaatarka Qaranka waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin uu kamid […]

18th March 2025 admin
Waa maxay Mowqifka Isimadda SSC ee Wadahadalada Beesha Caalamku doonayso inay galaan Somaliland iyo dadka deegaanka? Garaad Mukhtaar ayaa sharaxaya “Horta waa in ciidamada Muuse Oog tagaan markaas waxaan ka wada hadli karaa.”