Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

18th March 2025 admin
Dagaal oogaha beesha Sure oo sheegay inuu qaati ka taagan yahay nabadda. Ugaaska beesha Sure, Ugaas Cabdulaahi, oo ah dagaal ooge aan tamar lahayn oo soo daahay ayaa sheegay inuu qaati ka taagan yahay nabadda . Ugaaska oo dhowaan sheegay inuu dagaal ku qaadayo Gaalkacayo iyo Caabud waaq , qayb libaaxna ka qaatay xasuuqii gobolka […]

18th March 2025 admin
Warbixin :Ku dhawaad 40 kun oo neef ayaa caawa laga dhoofiyay Dekedda magaalada Boosaaso si loogu iibgeeyo Wadamada Carabta, waxaana kormeer ku tagay Wasiiro katirsan Xukuumadda Puntland

18th March 2025 admin
Xukuumadda Mustafe Omar oo iska fogeysay inay ku lug leeyahay dagaalka Laascaanood Xukuumadda Dawlada Deegaanka Soomaalida ayaa iska fogeysay eed la xiriirta in ciidamadoodu ay ku lug leeyihiin dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool, kadib markii masuuliyiinta Somaliland ay ku eedeeyeen in ciidanka DDS ay qeyb ka yihiin dagaalka looga soo horjeedo maamulkooda.

18th March 2025 admin
Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Hargeeysa ayaa laga sugayey ineey kala baxaan ciidankooda dhulka SSC, balse war ay maanta soo saareen madaxda maamulkaas ayeey ku sheegeen in ciidanka tolka ah ee soo gurmaday ay ka baxaan magaaladda Laascaanood. Shacabka gobolka Sool ayaa aayahooda ka tashaday, waxaana ayaan darro ah in beesha Isaaq aysan weli quusan oo […]

18th March 2025 admin
Qatar oo maanta dhaarisay ra’iisul wasaare cusub Wakaaladda Wararka Qatar ee QNA ayaa sheegtay in Sheikh Mohammed bin Abdulrahman Al Thani loo dhaariyey madaxda cusub ee dowladda, ayada oo aan bixin faah-faahin intaas dheer. Amiirka xukuma Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa inta badan xilalka ugu sarreeya dowladda kasoo magacaaba qoyska dalka xukuma. […]

18th March 2025 admin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Sharciyada Cunaqabateynta Maaliyadeed ee ciman, Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Korontada Qaranka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xoogga saaraya hirgelinta hannaan dowladnimo oo ku dhisan sharci iyo xeerar nidaamiya hay’adaha iyo awoodda dowladda ayaa saxiixay Sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda […]